{"id":24972,"date":"2015-10-27T19:28:24","date_gmt":"2015-10-27T16:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24972"},"modified":"2015-10-27T19:28:24","modified_gmt":"2015-10-27T16:28:24","slug":"madaxweyne-xasan-sh-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-booqday-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/madaxweyne-xasan-sh-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-booqday-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sh. Iyo Wufuud Uu Horkacayo Oo Booqday Sacuudiga."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Saudi Arabia, halkaasi oo uu gaaray xalay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo taliyaha ciidamada nabadsugida qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare.<\/p>\n<p>Booqashada madaxweynaha ayaa timid kadib markii u marti qaad ka helay boqorka dalkaas, waxaana waxaayabaha ay labada dal ka hadli doonaan ka mid ah xiriirka Soomaaliya iyo Sacuudiga.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga Daahir Maxamuud Geelle oo socdaalka madaxweynaha uga warramay VOA, ayaa sheegay in arrimaha diiradda lagu saari doono kullanka ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ka jira dalal badan oo Islaam ah, sida dalka Yemen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Saudi Arabia, halkaasi oo uu gaaray xalay. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo taliyaha ciidamada nabadsugida qaranka Cabdiraxmaan Tuuryare. Booqashada madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24972"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24974,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24972\/revisions\/24974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}