{"id":24951,"date":"2015-10-20T20:15:52","date_gmt":"2015-10-20T17:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24951"},"modified":"2015-10-20T20:27:17","modified_gmt":"2015-10-20T17:27:17","slug":"24951","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/24951\/","title":{"rendered":"Xaaladda Magaalada Baledweyne Oo Maanta Degan, Kadib Dagaalkii Shalay Ka Dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Xaaladda magaalada<br \/>\nBaledweyne ayaa maanta degan kadib<br \/>\ndagaalkii shalay ka dhacay xaafadda<br \/>\nHowlwadaag oo ay ku dhinteen 14 qof,<br \/>\n20 kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Ciidamo isugu jira AMISOM iyo kuwa<br \/>\ndowladda Soomaaliya ayaa la dhigay<br \/>\ngoobihii ay shalay dagaalada ka<br \/>\ndhaceen, si ay u kala dhex galaan<br \/>\nmaleeshiyadii dagaalka uu dhex<br \/>\nmaray.<\/p>\n<p>Sidoo kale beelihii ay<br \/>\nmaleeshiyooyinkooda dagaalka dhex<br \/>\nmareen iyo odayaal kale ayaa la<br \/>\nkulmay Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas<br \/>\nKhaliif, si xal buuxa looga gaaro<br \/>\ndagaalka, waxaana la sheegay inay<br \/>\nnabadda aqbaleen.<\/p>\n<p>Iska horimaadkii shalay oo 14 qof ay<br \/>\nku geeriyoodeen 21 kalena ay ku<br \/>\ndhaawacmeen ayaa ka dhashay markii<br \/>\nlabada maleeshiyo beeleed ay isku<br \/>\nqabteen gaari xamuul ah, oo mid ka<br \/>\nmid ah labada maleeshiyo beeled ay<br \/>\ndalbatay in canshuur laga siiyo, halka<br \/>\nkooxdii kalena ay ku gacan seertay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaladda magaalada Baledweyne ayaa maanta degan kadib dagaalkii shalay ka dhacay xaafadda Howlwadaag oo ay ku dhinteen 14 qof, 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Ciidamo isugu jira AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la dhigay goobihii ay shalay dagaalada ka dhaceen, si ay u kala dhex galaan maleeshiyadii dagaalka uu dhex maray. Sidoo kale beelihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24951"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24953,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24951\/revisions\/24953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}