{"id":24949,"date":"2015-10-19T23:25:17","date_gmt":"2015-10-19T20:25:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24949"},"modified":"2015-10-19T23:29:54","modified_gmt":"2015-10-19T20:29:54","slug":"dagaal-ay-ku-dhimatay-in-kabadan-14-ruux-oo-ka-dhacay-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/dagaal-ay-ku-dhimatay-in-kabadan-14-ruux-oo-ka-dhacay-beledweyne\/","title":{"rendered":"Dagaal Ay Ku Dhimatay In Kabadan 14-Ruux Oo Ka Dhacay Beledweyne."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalka ayaa waxa uu dhex maray laba<br \/>\nmaleeshiyo beeleed, oo mid ka mid ah ay<br \/>\ndalbatay in gaari xamuul ah laga siiyo<br \/>\ncanshuur, halka kooxdii kalena ay diiday.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 14 ruux<br \/>\nayaa lagu soo waramayaa inay ku<br \/>\ngeeriyoodeen, tiro 20 ka baddanna ay<br \/>\nku dhaawacmeen, dagaal maanta<br \/>\nduhurkii ka dhacay xaafada Howl-<br \/>\nWadaag ee galbeedka magaalada<br \/>\nBeledweyn ee xarunta Gobolka<br \/>\nHiiraan.<\/p>\n<p>Dadka ku geeriyooday dagaalka ayaa<br \/>\nwaxaa u badan maleeshiyadii<br \/>\ndagaalka uu dhex maray.<\/p>\n<p>Iska horimaadka ayaa u dhaxeeyay<br \/>\nlaba maleehsiyo beeled oo kuwada<br \/>\nsugan xaafadda Howlwadaag, sida uu<br \/>\nkusoo warramay weriyaha VOA-da ee<br \/>\nmagaalada Beledweyne Xuseen Xasan<br \/>\nDhaqane.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ka dhashay markii<br \/>\nlabada maleeshiyo beeleed ay isku<br \/>\nqabteen gaari xamuul ah, oo mid ka<br \/>\nmid ah labada maleeshiyo beeled ay<br \/>\ndalbatay in canshuur laga siiyo, halka<br \/>\nkooxdii kalena ay ku gacan seertay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaalka<br \/>\nmarkii dambe ay ka qeyb qaateen<br \/>\ngaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo<br \/>\nyaqaan.<\/p>\n<p>Waxaa socda dadaal waan-waan ah oo<br \/>\nay wadaan odayaasha iyo waxgaradka<br \/>\nmagaalada, oo lagu doonayo in la<br \/>\njoojiyo dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalka ayaa waxa uu dhex maray laba maleeshiyo beeleed, oo mid ka mid ah ay dalbatay in gaari xamuul ah laga siiyo canshuur, halka kooxdii kalena ay diiday. Ugu yaraan 14 ruux ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen, tiro 20 ka baddanna ay ku dhaawacmeen, dagaal maanta duhurkii ka dhacay xaafada Howl- Wadaag ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24950,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24949\/revisions\/24950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}