{"id":24942,"date":"2015-10-17T18:45:30","date_gmt":"2015-10-17T15:45:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24942"},"modified":"2015-10-17T18:45:30","modified_gmt":"2015-10-17T15:45:30","slug":"shirka-la-dagaallanka-argagixisada-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/shirka-la-dagaallanka-argagixisada-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka La-dagaallanka Argagixisada Oo Muqdisho Ka Furmay"},"content":{"rendered":"<p>Shirkan ayaa socon doono muddo labo<br \/>\nmaalmood ah kaasoo ay ka qeyb<br \/>\ngalayaan madaxda dowladda,<br \/>\nururrada bulshada rayidka,<br \/>\ndhallinyarada ganacsato,<br \/>\naqoonyahanno iyo saraakiisha<br \/>\nlaammaha ammaanka.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa inta uu socodo looga<br \/>\nwada tashan doonaa sida ugu habboon<br \/>\nee loola dagaallami karo ururrada<br \/>\nargagixisada iyo dadka xagjirka ah<br \/>\nloogana hortagi karo halista ay<br \/>\nbulshada ku hayaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dowladda federaalka<br \/>\nSoomaaliya iyo dowladda isku taga<br \/>\nImaaradda Carabta ayaa maanta<br \/>\nmagaalada Muqdisho ku kala<br \/>\nsaxiixday heshiis kaasoo dowladda<br \/>\nImaaraadku ay mushaarka ciidanka<br \/>\ndowladda Soomaaliya la siiyo ay qeyb<br \/>\nka bixin doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkan ayaa socon doono muddo labo maalmood ah kaasoo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda, ururrada bulshada rayidka, dhallinyarada ganacsato, aqoonyahanno iyo saraakiisha laammaha ammaanka. Shirkan ayaa inta uu socodo looga wada tashan doonaa sida ugu habboon ee loola dagaallami karo ururrada argagixisada iyo dadka xagjirka ah loogana hortagi karo halista ay bulshada ku hayaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24942","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24942"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24942\/revisions\/24943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}