{"id":24940,"date":"2015-10-17T00:26:13","date_gmt":"2015-10-16T21:26:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24940"},"modified":"2015-10-17T00:35:30","modified_gmt":"2015-10-16T21:35:30","slug":"kenya-oo-sheegtay-iney-soo-badbaadiyeen-macalimad-ay-afduubteen-dagaalyahanada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/kenya-oo-sheegtay-iney-soo-badbaadiyeen-macalimad-ay-afduubteen-dagaalyahanada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Kenya Oo Sheegtay Iney Soo Badbaadiyeen Macalimad Ay Afduubteen Dagaalyahanada Al shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Wasaarada difaaca ee dalka Kenya ayaa<br \/>\nsheegtay in ay soo badbaadisay macallimad<br \/>\nhoraantii toddobaadkan ay afduubeen kooxda Al-<br \/>\nshabaab.<\/p>\n<p>Judy Mutua, waxaa laga afduubay Dhadhaab iyadoo<br \/>\nmarkaasi saarnayd gaari ku socday mid ka mid<br \/>\nah xeryaha halkaasi ku yaallo.<\/p>\n<p>Milatariga dalka Kenya iyo ciidamada Soomalaiya<br \/>\nayaa la sheegay in ay soo furteen Ms Mutua,<br \/>\nkadibna la geeyay saldhig ciidamdma Kenya ay<br \/>\nku leeyihiin Dhoobley.<\/p>\n<p>Maanta ayaa lagu wadaa in loo soo duuliyo<br \/>\nNairobi.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa beenisay inay wax afduubtay iyo<br \/>\nin la soo weeraray si loo soo daayo macallimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada difaaca ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay soo badbaadisay macallimad horaantii toddobaadkan ay afduubeen kooxda Al- shabaab. Judy Mutua, waxaa laga afduubay Dhadhaab iyadoo markaasi saarnayd gaari ku socday mid ka mid ah xeryaha halkaasi ku yaallo. Milatariga dalka Kenya iyo ciidamada Soomalaiya ayaa la sheegay in ay soo furteen Ms Mutua, kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24941,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24940\/revisions\/24941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}