{"id":24936,"date":"2015-10-17T00:14:15","date_gmt":"2015-10-16T21:14:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24936"},"modified":"2015-10-17T00:20:29","modified_gmt":"2015-10-16T21:20:29","slug":"qabri-la-aaminsan-yahay-in-uu-ku-aasanyahay-nabi-yusuf-oo-la-gubay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/qabri-la-aaminsan-yahay-in-uu-ku-aasanyahay-nabi-yusuf-oo-la-gubay\/","title":{"rendered":"Qabri La Aaminsan Yahay In Uu Ku Aasanyahay Nabi Yusuf Oo La Gubay."},"content":{"rendered":"<p>Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob<br \/>\nbarakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee<br \/>\nmagaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso<br \/>\nxiisada u dhaxaysa labada dhinac.<\/p>\n<p>Dad ayaa dab qabadsiiyay qabri ay Yuhuuda iyo<br \/>\nMuslimiinta ay aaminsan yihiin inuu ku duugan<br \/>\nyahay Nabi Yusuf. <\/p>\n<p>Dab damiyayaasha ayaa<br \/>\ndamiyay dabka laakiin meesha ayaa qasaaro<br \/>\nxoog leh uu soo gaaray.<\/p>\n<p>Waxay dhacday saacado kadib, markii<br \/>\nRa&#8217;iisalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu<br \/>\nugu baaqay hogaamiyayaasha Falastiiniyiinta<br \/>\ninay joojiyaan weerarka.<\/p>\n<p>Waxaa jiray weerar mindiyeen ku dhawaad maalin<br \/>\nwalba ee ay Falastiiniyiinta qaadayaan bishan,<br \/>\niyadoo ay korortay weerarka labada dhinac.<br \/>\nToddobo reer Israel ayaa la dilay tobanaan kalena<br \/>\nwaa ay dhaawacmeen weerar mindiyeen iyo<br \/>\ntoogasho.<\/p>\n<p>Ugu yaraan soddon Falastiiniyiin ah oo ay ku<br \/>\njiraan dadka weerarka qaaday ayaa ku dhintay.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa bilaabmay bishii hore markii xiisad<br \/>\nay ka dhalatay goobaha barakaysan ee Yuhuuda<br \/>\niyo Muslinka ee Jerusalem, kadib markii ay soo<br \/>\nbaxeen warar in Israel ay qorshaynayso inay<br \/>\nkordhinayso xuquuqda dadka Yuhuuda ee<br \/>\ngoobaha barakaysan.<\/p>\n<p>Israel ayaa si joogta ah u beenisay inay<br \/>\nqorshaynayso inay badasho sharciga hadda jira<br \/>\noo ay kordhinayso xuquuqda dadkeeda ee<br \/>\ngoobaha barakaysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa labada dhinac. Dad ayaa dab qabadsiiyay qabri ay Yuhuuda iyo Muslimiinta ay aaminsan yihiin inuu ku duugan yahay Nabi Yusuf. Dab damiyayaasha ayaa damiyay dabka laakiin meesha ayaa qasaaro xoog leh uu soo gaaray. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24936"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24939,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24936\/revisions\/24939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}