{"id":24930,"date":"2015-10-16T03:07:25","date_gmt":"2015-10-16T00:07:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24930"},"modified":"2015-10-16T03:11:56","modified_gmt":"2015-10-16T00:11:56","slug":"taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-garay-magaalada-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-garay-magaalada-cadaado\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Garay Magaalada Cadaado."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Cadaado gaaray wafdi uu<br \/>\nhogaaminayey taliyaha ciidamada booliiska<br \/>\nSoomaaliya, Jeneraal Maxamad Sheekh Xasan<br \/>\nXaamud oo mudooyinkan ku sugnaa Puntland waxaana Taliyaha iyo wafdigiisa ay marka hore ka amba baxeen magaalada Gaalkacyo, iyadoo safarka ay ku tageen magaalada Cadaado uu ahaa safar<br \/>\ndhulka ah.<\/p>\n<p>Madaxda maamulka Galmudug iyo saraakiil<br \/>\nciidan ayaa magaalada ku soo dhaweeyey<br \/>\ntaliyaha ciidanka booliska Soomaaliya iyo<br \/>\nwafdigiisa.<\/p>\n<p>Mudane Xaamud ayaa kulan la qaatay madaxda<br \/>\nmaamulka Galmudug, kaasi oo dhacay xarunta<br \/>\nmadaxtooyada maamulka ee Cadaado, iyadoo<br \/>\nkulankaan looga hadlay baahiyada ciidanka<br \/>\nbooliiska Galmudug iyo xoojinta wada-<br \/>\nshaqeyntynta ay la leeyihiin booliiska dowladda<br \/>\nfederaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug,<br \/>\nMaxamad Xaashi Cabdi oo sidoo kale ka hadlay<br \/>\nhadlay kulanka ayaa sheegay inuu safarka<br \/>\ntaliyaha booliiska Soomaaliya muhiimad weyn u<br \/>\nleeyahay maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Cadaado gaaray wafdi uu hogaaminayey taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliya, Jeneraal Maxamad Sheekh Xasan Xaamud oo mudooyinkan ku sugnaa Puntland waxaana Taliyaha iyo wafdigiisa ay marka hore ka amba baxeen magaalada Gaalkacyo, iyadoo safarka ay ku tageen magaalada Cadaado uu ahaa safar dhulka ah. Madaxda maamulka Galmudug iyo saraakiil ciidan ayaa magaalada ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24931,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24930\/revisions\/24931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}