{"id":24926,"date":"2015-10-16T02:02:16","date_gmt":"2015-10-15T23:02:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24926"},"modified":"2015-10-16T02:13:55","modified_gmt":"2015-10-15T23:13:55","slug":"muungaab-wasaaradda-amniga-waxa-ay-gacmaha-kula-jirtaa-howl-aan-teedii-aheyn-oo-maamulka-gobolka-u-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/muungaab-wasaaradda-amniga-waxa-ay-gacmaha-kula-jirtaa-howl-aan-teedii-aheyn-oo-maamulka-gobolka-u-gaar-ah\/","title":{"rendered":"\u201cMuungaab\u201d Wasaaradda Amniga Waxa Ay Gacmaha Kula Jirtaa Howl Aan Teedii Aheyn, Oo Maamulka Gobolka U Gaar Ah."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta hor istaagey dhisme ay dooneysey in mid ka mid ah hay\u2019adaha QM ay ku xirto<br \/>\nwaddo ag marta xafiiskooda.<\/p>\n<p>Wasaarada Amniga Qaranka ee<br \/>\ndowlada federaalka ah ee Soomaaliya<br \/>\nayaa la sheegy in ay hay\u2019addan QM ka<br \/>\ntirsan ruqsad u siisey inay qaado<br \/>\ntallaabadan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan<br \/>\nMaxamed Xuseen \u201cMuungaab\u201d ayaa ku<br \/>\needeeyey wasaaradda amniga in ay<br \/>\ngacmaha kula jirto howl aan teedii<br \/>\naheyn, oo maamulka gobolka Banaadir<br \/>\nu gaar ah.<\/p>\n<p>Mr.Muungaab waxa uu ku dooday in<br \/>\nsharciga uu dhigayo in arrimaha la<br \/>\nxiriira waddooyinka magaalada<br \/>\nMuqdisho ay tahay howsha maamulka<br \/>\ngobolka Banaadir, balse aysan wax<br \/>\nshaqo ah ku lahayn dowladda<br \/>\nfederaalka.<\/p>\n<p>Cabdirizaaq Cumar, Wasiirka Amniga Qaranka oo aan la xiriirnay si aan wax uga weydiino<br \/>\needeymaha loo jeediyey<br \/>\nwasaaraddiisa, ayaa ka gaabsaday<br \/>\ninuu ka jawaabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta hor istaagey dhisme ay dooneysey in mid ka mid ah hay\u2019adaha QM ay ku xirto waddo ag marta xafiiskooda. Wasaarada Amniga Qaranka ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegy in ay hay\u2019addan QM ka tirsan ruqsad u siisey inay qaado tallaabadan. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen \u201cMuungaab\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":20620,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24926"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24929,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24926\/revisions\/24929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}