{"id":24922,"date":"2015-10-16T01:40:24","date_gmt":"2015-10-15T22:40:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24922"},"modified":"2015-10-16T01:45:08","modified_gmt":"2015-10-15T22:45:08","slug":"kenya-oo-sheegtey-in-ardey-badan-oo-dalkaasi-u-dhashay-ay-wali-k-biirayaan-kooxda-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/kenya-oo-sheegtey-in-ardey-badan-oo-dalkaasi-u-dhashay-ay-wali-k-biirayaan-kooxda-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Kenya Oo Sheegtey In Ardey Badan Oo Dalkaasi U Dhashay Ay Wali Ku Biirayaan Kooxda Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa<br \/>\nsheegtey in ardey badan oo dalkaas u<br \/>\ndhashay ay wali ku biirayaan kooxda<br \/>\nAl-Shabaab ee dagaalka kula jirta<br \/>\nKenya.<\/p>\n<p>Madaxa ciidamada Kenya Samson<br \/>\nMwathethe oo ka hadlayey<br \/>\nmunaasabad lagu xusayey sanad<br \/>\nguuradii afaraad ee kasoo wareegtay<br \/>\nmarkii ciidamada Kenya ay galeen<br \/>\nSoomaaliya, ayaa shaaca ka qadaay in<br \/>\ntirada ardayda Kenyanka ah ee ku<br \/>\nbiiraya Al-Shabaab ay sii kordhayaan.<\/p>\n<p>Samson waxa uu sheegay in baraha<br \/>\nbulshada sida facebook iyo twitter-ka<br \/>\nay yihiin aalado iminka qatar ku ah<br \/>\nammaanka Kenya, sababtuna ay tahay<br \/>\ninay yihiin goobaha lagu tashkiiliyo<br \/>\nardyada loogana qoro Kooxda Al-<br \/>\nShabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu ku baaqay dagaal ay si wada<br \/>\njir ah u galaan dowladda,<br \/>\nmaamulayaasha iskuullada iyo<br \/>\nwaalidiinta, si looga hortago in<br \/>\nardayda loo shaqaaleeyo kooxda Al-<br \/>\nShabaab.<\/p>\n<p>Tani Ayaa Imaaneysa Xilli Walaaca ugu weyn uu ka taagan yahay baraha bulshada sida Facebook iyo<br \/>\nTwitter, oo la sheegayo inay yihiin<br \/>\nmeelaha ay Al-Shabaab ku tashkiiliso<br \/>\nardayda Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa sheegtey in ardey badan oo dalkaas u dhashay ay wali ku biirayaan kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta Kenya. Madaxa ciidamada Kenya Samson Mwathethe oo ka hadlayey munaasabad lagu xusayey sanad guuradii afaraad ee kasoo wareegtay markii ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya, ayaa shaaca ka qadaay in tirada ardayda Kenyanka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24922"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24924,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24922\/revisions\/24924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}