{"id":24919,"date":"2015-10-16T01:27:40","date_gmt":"2015-10-15T22:27:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24919"},"modified":"2015-10-16T01:32:25","modified_gmt":"2015-10-15T22:32:25","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-wefdi-uu-horkacayey-oo-maanta-tegey-magaalada-baydhabo-ee-xarunta-gbay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/10\/madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-wefdi-uu-horkacayey-oo-maanta-tegey-magaalada-baydhabo-ee-xarunta-gbay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wefdi Uu Horkacayey Oo Maanta Tegey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta G\/Bay."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti la socda<br \/>\nayaa maanta tegey magaalada<br \/>\nBaydhaba ee xarunta gobolka Bay Waxaana Socdaalka madaxweyne Xasan ee<br \/>\nBaydhaba uu ku qotomay<br \/>\ndhismaha baarlamanka maamulka<br \/>\nKoonfur Galbeed, oo soo xulista<br \/>\nxildhibaannadiisa ay caqabad ka taagan<br \/>\ntahay.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Ujeedada socdaalka madaxweynaha<br \/>\nayaa lagu sheegay isku day uu ku<br \/>\ndardar gelinayo dhameystirka<br \/>\ndhismaha maamulka Koonfur Galbeed,<br \/>\noo weli caqabad ay ka taagan tahay<br \/>\nsoo xulista xubnaha baarlamanka ee<br \/>\nmaamulkaas.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh waxa uu<br \/>\nkulan gaar ah la yeeshay<br \/>\nmadaxweynaha Koonfur Galbeed<br \/>\nShariif Xasan Shekeh Aadan, isaga oo<br \/>\nsidoo kale khudbad u jeediyey shacab<br \/>\nisugu yimid howlka shirarka ee<br \/>\nmagaalada Baydhaba.<\/p>\n<p>Markii uu shacabka la kulmay kadib,<br \/>\nwaxa uu madaxweynaha kulan gaar ah<br \/>\nla yeeshey odayaasha dhaqanka oo uu<br \/>\nkala hadlay soo xulista xildhibaannada<br \/>\nKoonfur Galbeed, isaga oo ugu baaqay<br \/>\nin caddaalad lagu salleeyo, si<br \/>\nmuuqatana looga qeyb galiyo<br \/>\nhaweenka Kasoo Jeedo Gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti la socda ayaa maanta tegey magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay Waxaana Socdaalka madaxweyne Xasan ee Baydhaba uu ku qotomay dhismaha baarlamanka maamulka Koonfur Galbeed, oo soo xulista xildhibaannadiisa ay caqabad ka taagan tahay. Sidoo Kale Ujeedada socdaalka madaxweynaha ayaa lagu sheegay isku day uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24920,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24919\/revisions\/24920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}