{"id":24906,"date":"2015-09-22T03:05:37","date_gmt":"2015-09-22T00:05:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24906"},"modified":"2015-09-22T03:05:37","modified_gmt":"2015-09-22T00:05:37","slug":"qasaaraha-weerarkii-madaxtooyada-oo-wararka-dheeraad-ah-laga-helay-iyo-al-shabaab-oo-sheegatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/09\/qasaaraha-weerarkii-madaxtooyada-oo-wararka-dheeraad-ah-laga-helay-iyo-al-shabaab-oo-sheegatay\/","title":{"rendered":"Qasaaraha Weerarkii Madaxtooyada Oo Wararka Dheeraad Ah Laga Helay&#8217; Iyo Al-Shabaab Oo Sheegatay."},"content":{"rendered":"<p>Siddeed ruux oo Soomaali ah, Iyo 4 ajaanib ah ayaa la<br \/>\nsheegay inay dhinteen 21 kalena ay<br \/>\ndhaawacmeen, oo 9 ka mid ahna ay yihiin<br \/>\nciidamada ilaalada gaarka ah ee Q.M<br \/>\nSoomaaliya, kadib markii gaari laga soo<br \/>\nbuuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku<br \/>\nqarxay agagaarka madaxtooyada<br \/>\nSoomaaliya caawa.<\/p>\n<p>Dadka dhintay, ayaa laba ka mid ah waxa<br \/>\nla xaqiijiyay inay ahaayen rayid, halka<br \/>\ninta kalena ay askar ahaayeen. Sidoo kale<br \/>\ndadka dhaawacmay ayaa askar iyo<br \/>\nrayidba ay isugu jira.<br \/>\n\u200b<br \/>\nSaraakiil ka tirsan cisbitaalka Madiina,<br \/>\nayaa sheegay in loo keenay dhaawac<br \/>\nahaan isbitaalka illaa iyo 23 ruux, oo labo<br \/>\nka mid ahina ay goobta ku dhinteen.<br \/>\nDhaawacyada, ayaa qaarkood darran,<br \/>\nsida ay saraakiishu sheegayaan.<\/p>\n<p>Qaraxa oo xooggana darti, ayay dad<br \/>\nsalaaddii Maqrib ku dukanayay masjid u<br \/>\ndhow madaxtooyada ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Weerarka, ayaa dhacay xilli ay wafuuddii<br \/>\nshirka qaarkood ay madaxtooyada ka soo<br \/>\nbaxayeen, halka kuwa kalena ay halkaasi<br \/>\ngalayeen.<\/p>\n<p>Gaari uu lahaa wakiilka QM u qaabilsan<br \/>\nSoomaaliya Nicholas Kay, ayaa waxyeello<br \/>\nka soo gaartay weerarka, waxana la<br \/>\nsheegaya in qaar kamid ah ilaaladiisa oo<br \/>\nSoomaali ahaa ay dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Ma cadda in weerarku uu<br \/>\nbartilmaameedkiisu ahaa Nicholas Kay,<br \/>\nhasa yeeshee wararka qaar waxay<br \/>\nsheegayaan in markii uu weerarka<br \/>\ndhacayay uu Kay ku sugnaa xarrunta<br \/>\nmadaxtooyada, uuna dhacay qaraxa xilli<br \/>\nuu doonayay in uu madaxtooyada ka<br \/>\nbaxo.<\/p>\n<p>Dhacadaani, ayaa waxay imaaanaysaa<br \/>\niyadoo maanta Muqdisho lagu soo gaba<br \/>\ngabeeyay shirkii wadatashiga ee<br \/>\ndoorashada xigta dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kooxda al-Shabaab, ayaa weerarkani Masuuliyadiisa<br \/>\nsheegatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siddeed ruux oo Soomaali ah, Iyo 4 ajaanib ah ayaa la sheegay inay dhinteen 21 kalena ay dhaawacmeen, oo 9 ka mid ahna ay yihiin ciidamada ilaalada gaarka ah ee Q.M Soomaaliya, kadib markii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya caawa. Dadka dhintay, ayaa laba ka mid ah waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24907,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24906\/revisions\/24907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}