{"id":24904,"date":"2015-09-22T02:56:35","date_gmt":"2015-09-21T23:56:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24904"},"modified":"2015-09-22T02:56:35","modified_gmt":"2015-09-21T23:56:35","slug":"qarax-ay-ku-waxyeeloobeen-masuuliyiin-isugu-jirto-ajaaniib-iyo-soomaali-oo-caawa-fiidkii-ka-dhacay-albaabka-madaxtooyada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/09\/qarax-ay-ku-waxyeeloobeen-masuuliyiin-isugu-jirto-ajaaniib-iyo-soomaali-oo-caawa-fiidkii-ka-dhacay-albaabka-madaxtooyada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Ay Ku Waxyeeloobeen Masuuliyiin Isugu Jirto Ajaaniib Iyo Soomaali Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Albaabka Madaxtooyada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxa oo dhacay lixdii maqrinimo ayaa loo<br \/>\nadeegsaday baabuur. Waxaa ku dhintay ugu<br \/>\nyaraan toddobo, ku dhawaad toban kalena<br \/>\nwaa ay dhaawacantay.<\/p>\n<p>Madaxtooyada, ayaa waxaa maalmihii ugu<br \/>\ndanbeeyay ka socday shir hordhac u ah<br \/>\nwadatashiga qaran ee hanaanka doorashada<br \/>\nsanadka 2016.<\/p>\n<p>Shirka waxaa ka qaybgalay madaxda<br \/>\ndowladda federaalka iyo maamul<br \/>\ngoboleedyada.<\/p>\n<p>Waxaa maanta shirka ka soo baxay war<br \/>\nmurtiyeed, ay ku sheegeen in kulankooda ugu<br \/>\nhoreeya uu dhaci doono 14 bisha Oktoobar, si<br \/>\nlooga tashado qaabka ay u dhici doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxa oo dhacay lixdii maqrinimo ayaa loo adeegsaday baabuur. Waxaa ku dhintay ugu yaraan toddobo, ku dhawaad toban kalena waa ay dhaawacantay. Madaxtooyada, ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka socday shir hordhac u ah wadatashiga qaran ee hanaanka doorashada sanadka 2016. Shirka waxaa ka qaybgalay madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada. Waxaa maanta shirka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24904","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24904","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24904"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24905,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24904\/revisions\/24905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}