{"id":24901,"date":"2015-09-21T15:45:28","date_gmt":"2015-09-21T12:45:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24901"},"modified":"2015-09-21T15:45:28","modified_gmt":"2015-09-21T12:45:28","slug":"baaritaano-xoogan-oo-laga-bilaabvay-xaafado-ka-tirsan-dagmada-x-jajab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/09\/baaritaano-xoogan-oo-laga-bilaabvay-xaafado-ka-tirsan-dagmada-x-jajab\/","title":{"rendered":"Baaritaano Xoogan Oo Laga Bilaabvay Xaafado Ka Tirsan Dagmada X.Jajab"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"lead\">Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta baaritaankii ugu badnaa waxay ka wadaan Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.<\/h1>\n<p>Maamulka Degmada ayaa sheegay in baaritaanada saaka lagu soo qabqabtay dhalinyaro aad u badan kuwaasi oo lala xiriiranayo Alshabaab.<br \/>\nSidoo kale maamulka degmada ayaa sheegay in dadka lasoo qabtay inay ku jireen dad gacmaha kula jiray waxyaabo amaanka wax u dhimayo,sida ay sheegeen.<br \/>\nCiidamada dowlada oo ay ku jiraan kuwa sida gaarka u tababaran ee Alpha Group kuwaasi oo la sheegay inay baaritaan kula dhaqaaqayaan dadka iyo xaafadaha ku yaala degmadaasi.<br \/>\nMaalintii shalay ayay aheyd markii ciidamada maamulkaasi ay gacanta kusoo dhigeen dhalinyaro badan.<br \/>\nGudoomiyaha degmada Xamar jajab Maxamed Cali Axmed oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inay sii wadi doonaan baaritaanada.<br \/>\nDegmada Xamar jajab ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka ay degen yihiin masuuliyiinta Dowlada waxaana ku yaala xarumo dhowr ah dowlada ay leedahay Waxaana Saaki Lagu Dilay Haweeney Ganacsato Ahayd<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta baaritaankii ugu badnaa waxay ka wadaan Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Maamulka Degmada ayaa sheegay in baaritaanada saaka lagu soo qabqabtay dhalinyaro aad u badan kuwaasi oo lala xiriiranayo Alshabaab. Sidoo kale maamulka degmada ayaa sheegay in dadka lasoo qabtay inay ku jireen dad gacmaha kula jiray waxyaabo amaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24903,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24901\/revisions\/24903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}