{"id":24886,"date":"2015-09-08T18:19:37","date_gmt":"2015-09-08T15:19:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24886"},"modified":"2015-09-08T18:19:37","modified_gmt":"2015-09-08T15:19:37","slug":"usa-oo-shaacisay-in-ay-dib-usoo-celisay-howlgalkii-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/09\/usa-oo-shaacisay-in-ay-dib-usoo-celisay-howlgalkii-somalia\/","title":{"rendered":"USA Oo Shaacisay In Ay Dib Usoo Celisay Howlgalkii Somalia"},"content":{"rendered":"<h1><span class=\"zoomMe\">Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya.<\/span><\/h1>\n<div class=\"articleContent\">\n<div id=\"ctl00_ctl00_cpAB_cp1_cbcContentBreak\">\n<div class=\"zoomMe\">\n<p>Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee \u00a0Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, ayaa lagu sheegay in howl-galkan cusub uu sawir ka bixinayo sii wadista dadaallada dowladda Mareykanka ay dib ugu soo celineyso xiriirkii ay la lahayd Soomaaliya, tan iyo markii ay si rasmi ah u aqoonsatay dowladda federaalka Soomaaliya, 17-kii bishii January ee 2013.<\/p>\n<p>Xafiiska Howl-galka Dinlomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa waxaa saldhig u noqon doona safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaana madax u noqon mas\u2019uul xilkiisu yahay Arrimo Fuliye, inta madaxweyne Obama uu ka magacaabayo, islamarkaana aqalka senate-ka ansixinayo Safiir buuxa oo Mareykanka u joogi doona Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka waxa ay dib u billaabashada howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ku qeexday tallaabo loo qaaday dib u unkidda joogitaankii Mareykanka ee Soomaaliya, sida uu shanti bishii May ee sannadkan ku dhowaaqay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka John Kerry, oo booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Saraakiisha Mareykanka ayaa sii wadi doona socdaallada ay ku tagi doonaan Soomaaliya si ay shaqooyinkooda rasmiga ah u gutaan, sida ay hadba xaaladda ammaan u ogolaato, sida ay sheegtay Wasaarradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya. Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee \u00a0Mareykanka ee Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, ayaa lagu sheegay in howl-galkan cusub uu sawir ka bixinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24888,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24886\/revisions\/24888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}