{"id":24873,"date":"2015-08-28T08:02:55","date_gmt":"2015-08-28T05:02:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24873"},"modified":"2015-08-28T08:07:38","modified_gmt":"2015-08-28T05:07:38","slug":"maleeshiyaad-kala-taabacsan-maamulada-gal-mudug-iyo-puntland-oo-ku-dagaalamay-gaal-kacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/08\/maleeshiyaad-kala-taabacsan-maamulada-gal-mudug-iyo-puntland-oo-ku-dagaalamay-gaal-kacyo\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad Kala taabacsan Maamulada Gal Mudug Iyo Puntland Oo Ku Dagaalamay Gaal Kacyo."},"content":{"rendered":"<p>Waxa dagaal beeleed culus uu ka dhacay<br \/>\nmaanta deegaano katirsan Magaalada<br \/>\nGaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo Dagaalka waxa ay<br \/>\nsheegayaan in maleeshiyaadka dagaalamay ay<br \/>\nkhasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ahba <\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyey seddex qof ayaa dhintay tiro<br \/>\nintaasi kabadana wey dhaawacmeen waxaana<br \/>\nwarbaahinta la hadlay gudoomiyaha Gobolka<br \/>\nMudug ee maamulka Galmudug Aweys Cali<br \/>\nSiciid.<\/p>\n<p>Ilaa hadda lama sheegi karo waxa sababay in<br \/>\ndagaal beeleedkaasi dhex maro<br \/>\nmaleeshiyaadka kala taabacsanaa<br \/>\ndeegaanada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa dagaal beeleed culus uu ka dhacay maanta deegaano katirsan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wararka laga helayo Dagaalka waxa ay sheegayaan in maleeshiyaadka dagaalamay ay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac ahba Inta la xaqiijiyey seddex qof ayaa dhintay tiro intaasi kabadana wey dhaawacmeen waxaana warbaahinta la hadlay gudoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24874,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24873\/revisions\/24874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}