{"id":24870,"date":"2015-08-28T07:50:41","date_gmt":"2015-08-28T04:50:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24870"},"modified":"2015-08-28T07:54:19","modified_gmt":"2015-08-28T04:54:19","slug":"gal-mudug-iyo-ahlu-sunna-oo-hishiisay-iyo-beesha-caalamka-oo-soo-dhaweysay-hishiiskaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/08\/gal-mudug-iyo-ahlu-sunna-oo-hishiisay-iyo-beesha-caalamka-oo-soo-dhaweysay-hishiiskaasi\/","title":{"rendered":"Gal Mudug Iyo Ahlu Sunna Oo Hishiisay, Iyo Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweysay Hishiiskaasi."},"content":{"rendered":"<p>Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday<br \/>\nmadaxweynaha Galmudug Cabdikariim<br \/>\nXuseen Guuleed iyo guddoomiyaha<br \/>\nsaddexda gole ee Ahlu-Sunna Sheekh<br \/>\nIbraahim Guureeye.<\/p>\n<p>Maamulka GALMUDUG iyo Xubno ka mid<br \/>\nururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa<br \/>\nmaanta heshiis ku gaaray magaalada<br \/>\nCadaado oo iminka xarun ah GALMUDUG.<br \/>\nHeshiiska ayaa waxaa kala saxiixday<br \/>\nmadaxweynaha Galmudug Cabdikariim<br \/>\nXuseen Guuleed iyo guddoomiyaha<br \/>\nsaddexda gole ee Ahlu-Sunna Sheekh<br \/>\nIbraahim Guureeye.<\/p>\n<p>Qodobada heshiiska ayaa waxaa ka mid<br \/>\nah in Ahlu-Sunna qeyb laga siiyo xubnaha<br \/>\nbaarlamanka GALMUDUG iyo golaha<br \/>\nfulinta ama wasiirada uu soo dhisi doono<br \/>\nmadaxweynaha GALMUDUG Cabdkariim<br \/>\nGuuleed.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa waxaan qeyb ka ahayn oo<br \/>\ndiiday garabka Ahlu-Sunna ee gacanta ku<br \/>\nhaya magaalada Dhuusomareeb, oo<br \/>\nsheegay inaysan wax shaqo ah ku lahayn<br \/>\nheshiiska.<\/p>\n<p>Waxaan wareysi la yeelanay Sheekh<br \/>\nIbraahim Guureeye iyo Afhayeenka Ahlu-<br \/>\nSunnada Dhuusomareeb Mursal Sheekh<br \/>\nMaxamed oo sheegay inay yihiin maamul,<br \/>\noo Ahlu-Sunna.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/Guled.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/Guled-150x150.jpg\" alt=\"Guled\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24863\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/Guled-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/Guled-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlu-Sunna Sheekh Ibraahim Guureeye. Maamulka GALMUDUG iyo Xubno ka mid ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa maanta heshiis ku gaaray magaalada Cadaado oo iminka xarun ah GALMUDUG. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo guddoomiyaha saddexda gole ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24870"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24872,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24870\/revisions\/24872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}