{"id":2484,"date":"2011-08-06T14:11:43","date_gmt":"2011-08-06T14:11:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2484"},"modified":"2011-08-06T14:11:43","modified_gmt":"2011-08-06T14:11:43","slug":"general-yuusuf-indha-cadde-oo-shaaciyey-in-loo-idmaday-sugidda-ammaanka-suuqa-bakaaradaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/general-yuusuf-indha-cadde-oo-shaaciyey-in-loo-idmaday-sugidda-ammaanka-suuqa-bakaaradaha\/","title":{"rendered":"General Yuusuf Indha Cadde OO Shaaciyey In Loo Idmaday Sugidda Ammaanka Suuqa Bakaaradaha"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Indha-Cadde11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2489\" title=\"Indha-Cadde1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Indha-Cadde11-300x260.jpg\" alt=\"\" width=\"655\" height=\"365\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong>Generala Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Oo Ka Tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ayaa Maanta Shaaciyey In Isaga Loo Idmaday Suggidda Amaanka Suuqa Weyn Ee Bakaarada<\/p>\n<p>Shiikh Yuusuf Indha Cadde Oo Maanta Shir Jaraa&#8217;id Ku Qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa Qiray In Uu Isaga Yahay Shaqsiga ay Dowladda U Soo Xulutay Inuu Ilaaliyo Suuqa Bakaaraha<\/p>\n<p>Indha Cadde Oo Hadal Kooban Ka Jeediyey GUdahaSuuqa Bakaaraha ayaa Shacabka U Sheegay In aysan JIrin Bililaqo Loo Geystay Suuqa Haddana ay AmnigeedaSugayaan<\/p>\n<p>Hadalka Indha Caddea ayaa Imaanaya Xili La Tuhun Sanaa In Ciidamada Dowladda ay Bililaqo Baahsan Ka Geystaan Suuqa Bakaaraha Ka Dib Markii ay Gacanta Ku Dhigeeen<\/p>\n<p><strong>Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Somaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom)Generala Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Oo Ka Tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ayaa Maanta Shaaciyey In Isaga Loo Idmaday Suggidda Amaanka Suuqa Weyn Ee Bakaarada Shiikh Yuusuf Indha Cadde Oo Maanta Shir Jaraa&#8217;id Ku Qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa Qiray In Uu Isaga Yahay Shaqsiga ay Dowladda U Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2484","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2484"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2492,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2484\/revisions\/2492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}