{"id":24825,"date":"2015-08-13T02:08:43","date_gmt":"2015-08-12T23:08:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24825"},"modified":"2015-08-13T02:08:43","modified_gmt":"2015-08-12T23:08:43","slug":"kgalbeed-xubnaha-isa-soo-dhiibay-waxaa-ku-jiraan-dhowr-horjooge-oo-xilal-sare-ka-hayey-kooxda-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/08\/kgalbeed-xubnaha-isa-soo-dhiibay-waxaa-ku-jiraan-dhowr-horjooge-oo-xilal-sare-ka-hayey-kooxda-al-shabaab\/","title":{"rendered":"K\/Galbeed:\u201d Xubnaha Isa Soo Dhiibay Waxaa Ku Jiraan Dhowr Horjooge Oo Xilal Sare Ka Hayey Kooxda Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka hub ka dhigista, dhaqan celinta\u00a0 iyo tababarrada\u00a0 ee\u00a0 maamulka Koonfur Galbeed Somalia\u00a0Xasan Xuseen Maxamed, ayaa sheegay in tirada maleeshiyada isa soo dhiibay ay yihiin boqolaal, ayna badankood iska soo dhiibeen gobollada Bay iyo Bakool.<\/p>\n<p>Xasan ayaa VOA-da ugu warramay in xubnaha isa soo dhiibay ay ku jiraan dhowr horjooge oo xilal sare ka hayey kooxda Al-Shabaab, uuna ku jiray mid la magacaabo Pakistan. Pakistan, ayuu wasiirki sheegay inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa gobollada Bay iyo Bakool.<\/p>\n<p>Sida wasiirka uu sheegay, maleeshiyada ayey u sammeeyeen goobo lagu hayo laguna dhaqan celiyo, halka horjoogayaashana ay dejiyeen guryo wanaagsan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wasiirka, ayaa VOA-da uga warramay xaaladda dhul badan oo ka mid ah Gobollada Koonfur Galbeed Somalia ee dhawaan ay ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom howlgalada ka wadeen, gaar ahaan gobollada Bay iyo Bakool, halkaasi oo laga soo sheegayo xaalad bani aadannimo oo liidata<\/p>\n<p>Madaxweynaha\u00a0 maamulka Koonfur galbeeed\u00a0 Somalia\u00a0 Sharif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno ka\u00a0 tirsan\u00a0 maamulkiisa\u00a0 ayaa\u00a0 si ay xaaladahaasi ugu kuur galaan\u00a0 safar ku maraya qaar ka tirsan degmooyinka gobolladaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka hub ka dhigista, dhaqan celinta\u00a0 iyo tababarrada\u00a0 ee\u00a0 maamulka Koonfur Galbeed Somalia\u00a0Xasan Xuseen Maxamed, ayaa sheegay in tirada maleeshiyada isa soo dhiibay ay yihiin boqolaal, ayna badankood iska soo dhiibeen gobollada Bay iyo Bakool. Xasan ayaa VOA-da ugu warramay in xubnaha isa soo dhiibay ay ku jiraan dhowr horjooge oo xilal sare ka hayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24825\/revisions\/24826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}