{"id":24775,"date":"2015-07-21T00:21:58","date_gmt":"2015-07-20T21:21:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24775"},"modified":"2015-07-21T00:54:34","modified_gmt":"2015-07-20T21:54:34","slug":"barakac-baahsan-oo-laga-dareemayo-shacabka-ku-dhaqnaa-degmada-baar-dheere-ee-ggedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/07\/barakac-baahsan-oo-laga-dareemayo-shacabka-ku-dhaqnaa-degmada-baar-dheere-ee-ggedo\/","title":{"rendered":"Barakac Baahsan Oo Laga Dareemayo Shacabka Ku Dhaqnaa Degmada Baar-Dheere Ee G\/Gedo"},"content":{"rendered":"<p>Shacabkii Deganaa Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa si weyn uga qaxeen kadib markii ciidamo is-bahaysanaya ay saddex jiho ka soo degeen.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa ka dalbadey qoysaskii deganaa degmadaas in ay isaga baxaan, maadaama ay dhici karto in ay ka baxdo gacantooda oo ay u gacan gasho gaalo sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Dad goobjoog ah ayaa sheegaya in Malayshiyaadka al-Shabaab qudhoodu isu diyaariyeen in aysan ku dagaalamin magaalada oo ay baneeyaan sidii ay horey u samayn jireen oo ay uga baxeen magaalooyin badan.<\/p>\n<p>Dhanka kale degamada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa laga soo sheegaya in ciidamada is-bahaysanaya ee kuwa Dowladda federaalka iyo Itoobiya ay kaabiga ku hayaan, maalintii shalay ayaa ciidamada Itoobiya iyo kuwa al-Shabaab isku heleen tuulada Dharqo oo 75km u jirta Diinsoor.<\/p>\n<p>Hawlgalkan waxaa ka qaybqaadanaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dalka Itoobiya kuwaas 00 6 kamid ah ay ku degeen garoonka diyaaradaha ee Baydhabo, iyo Jet-ka dagaalka ee dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabkii Deganaa Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa si weyn uga qaxeen kadib markii ciidamo is-bahaysanaya ay saddex jiho ka soo degeen. Al-Shabaab ayaa ka dalbadey qoysaskii deganaa degmadaas in ay isaga baxaan, maadaama ay dhici karto in ay ka baxdo gacantooda oo ay u gacan gasho gaalo sida ay hadalka u dhigeen. Dad goobjoog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24775","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24775"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24780,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24775\/revisions\/24780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}