{"id":2474,"date":"2011-08-05T15:13:50","date_gmt":"2011-08-05T15:13:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2474"},"modified":"2011-08-05T15:13:50","modified_gmt":"2011-08-05T15:13:50","slug":"ciidamada-dowladda-tfg-da-oo-habeenadii-ku-soo-qarwa-muun-gaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/ciidamada-dowladda-tfg-da-oo-habeenadii-ku-soo-qarwa-muun-gaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda TFG-da Oo Habeenadii Ku Soo Qarwa Muun-Gaab"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Maxkamada-ciidamada-qalabka-sida2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2478\" title=\"Maxkamada-ciidamada-qalabka-sida\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/Maxkamada-ciidamada-qalabka-sida2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"473\" height=\"280\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Tan Iyo Markii Xilka Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Loo Gacan Galiyey Xasan Maxamed Xuseen Muun Gaab Waxaa Soo If Baxayaa Warar Aan Horey Looga Araga Gudaha dalka Somaaliya Gaar ahaan Fariisimaha ay K Sugan Yihiin Ciidamada Dowladda<\/p>\n<p>Warar Hoose oo ay Shabakada Wararka Warsom Ka Heshay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowladda ayaa Xaqiijinaya In Ciidamada ka Tirsan Kuwa TFG-da ay Xiliyadii Habeenkii Soo Qarwaan Gaashaanle Sare Muun Gaab<\/p>\n<p>Tani ayaa Waxa ay Ka Dambeysay Ka Dib Markii Gudoomiyaha Uu Ku Dhiraday In Uu Fuliyo Xukuno Adag Oo Ku Wajahan Ciidamada Dowladda Gaar ahana Kuwa Dhibaatooyinka U Geysrta Dadka Iyo Dalkaba<\/p>\n<p>Sidoo Kalw Wararku ayaa Wax ay Intaa KU Darauyaan In ay Ciidamada Isku Forjeeyaan Magaca Muun-gaab Isla Markaan Askari Walba Uu Ka Cabsato In Uu Dambi Gallo<\/p>\n<p>Si Kastaba Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda TFG-da Xasan Maxamed Xuseen Muun Gaab ayaa Noqonayaa Shaqigii Ugu Horeeyey OO ay Ka Yara Baqaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Tan Iyo Markii Xilka Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Loo Gacan Galiyey Xasan Maxamed Xuseen Muun Gaab Waxaa Soo If Baxayaa Warar Aan Horey Looga Araga Gudaha dalka Somaaliya Gaar ahaan Fariisimaha ay K Sugan Yihiin Ciidamada Dowladda Warar Hoose oo ay Shabakada Wararka Warsom Ka Heshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2474","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2481,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2474\/revisions\/2481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}