{"id":24718,"date":"2015-07-08T03:08:08","date_gmt":"2015-07-08T00:08:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24718"},"modified":"2015-07-08T03:08:08","modified_gmt":"2015-07-08T00:08:08","slug":"taliyaha-guud-ee-ciidamada-somaliya-oo-shacabka-ka-codsadey-in-ay-kala-shaqeeyaan-amniga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/07\/taliyaha-guud-ee-ciidamada-somaliya-oo-shacabka-ka-codsadey-in-ay-kala-shaqeeyaan-amniga-dalka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Guud Ee Ciidamada Somaliya  Oo Shacabka Ka Codsadey In Ay Kala Shaqeeyaan Amniga Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Guddiga Amniga Qaranka oo lagu qabtey xarunta madaxtooyada soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo shirka hadal ka jeediyay ayaa kula dardaarmey madaxda laamaha amniga inay dardar-geliyaan hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in amniga uu yahay tiirka koowaad ee dowladda ay ku dhisan tahay, loona baahan yahay in guulaha laga gaarey la xajiyo, lana wajaho qaabkii dalka oo dhan amni buuxa looga dhalin lahaa.<\/p>\n<p>Madaxda laamaha amniga qaranka oo iyaguna shirkaasi ka hadley ayaa ka warbixiyey waxqabadka iyo qorshe hawleedkooda, iyagoo dhanka kalena ka dalbadey shacabka inay taageeraan barnaamijyada dalka lagu xasilinayo Waxaana Shirkan Sidoo kale ka soo qeybgaley Ra\u2019iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma\u2019arke.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Guddiga Amniga Qaranka oo lagu qabtey xarunta madaxtooyada soomaaliya. Madaxweynaha oo shirka hadal ka jeediyay ayaa kula dardaarmey madaxda laamaha amniga inay dardar-geliyaan hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24718","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24719,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24718\/revisions\/24719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}