{"id":24705,"date":"2015-07-07T00:00:40","date_gmt":"2015-07-06T21:00:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24705"},"modified":"2015-07-07T04:01:25","modified_gmt":"2015-07-07T01:01:25","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ansixiyey-gudiga-madaxa-banaan-ee-doorashayoonka-iyo-xuduudaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/07\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-ansixiyey-gudiga-madaxa-banaan-ee-doorashayoonka-iyo-xuduudaha\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Ansixiyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Doorashayoonka Iyo Xuduudaha"},"content":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ansixiyey gudiyada madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha, kadib kulan saacado badan socday oo ka dhcay xarunta baarlamaanka ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Kalfadhiga Maanta Waxaa soo xaadiray 187 xildhibaan, waxaana ajandaha uu ahaa cod u qaadista xubnaha gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha, iyadoo mid mid loogu qaaday codka Waxaana looga baahnaa xubin kasta oo codka loo qaadayey in uu helo codad dhan 94, iyadoo goobta la keenay laba sanduuq oo lagu kala codeenayey.<\/p>\n<p>Xildhibaan kastaa waxaa la hordhigay labo warqad oo xubnaha gudiga magacyadooda ku qornaa oo ahaa Haa iyo May.<br \/>\nKadib markii la tiriyey codeynta xildhibaanada waxaa dhammaan la ansixiyey gudiga doorashooyinka oo helay dhammaan codadkii looga baahnaa.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa soo magacawday gudiga madax bannaan ee doorashooyinka iyo gudiga xuduudaha, isla markaana waxa ay noqonaysaa qayb ka mid ah u diyaar garowga hiigsiga sanadka 2016-ka.<\/p>\n<p>Hoos ka akriso sagaalka xubnood ee gudiga doorashooyinka sida ay u kala heleen codadka.<br \/>\nSiciid Xaashi Warsame, oo helay 124 cod<br \/>\nMaxamed Xasan Thaani, wuxuu helay 120 cod<br \/>\nXuseen Cabdi Aaden, wuxuu helay 119 cod<br \/>\nSayid Cali Sheekh Maxamed, wuxuu heley 129 cod<br \/>\nMaxamed Axmed Nuur, oo helay 117 cod<br \/>\nCabdiraxmaan Cismaan Dirir oo helay 128 cod<br \/>\nMaxamad Daahir Maxamuud, wuxuu heley 127 cod<br \/>\nXaliimo Ismaaciil Ibraahim, oo heshay 102 cod<br \/>\nKhadiijo Cosoble Cali, waxaa ay heshay 119 cod.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ansixiyey gudiyada madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha, kadib kulan saacado badan socday oo ka dhcay xarunta baarlamaanka ee Muqdisho. Kalfadhiga Maanta Waxaa soo xaadiray 187 xildhibaan, waxaana ajandaha uu ahaa cod u qaadista xubnaha gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha, iyadoo mid mid loogu qaaday codka Waxaana looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24705","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24705"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24706,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24705\/revisions\/24706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}