{"id":24694,"date":"2015-06-30T00:00:07","date_gmt":"2015-06-29T21:00:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24694"},"modified":"2015-07-01T00:14:34","modified_gmt":"2015-06-30T21:14:34","slug":"mid-ka-mid-ah-saraakiisha-garsoorka-maxkamada-afgooyo-oo-maanta-la-qaarahiyey-iyo-al-shabaab-oo-sheeaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/mid-ka-mid-ah-saraakiisha-garsoorka-maxkamada-afgooyo-oo-maanta-la-qaarahiyey-iyo-al-shabaab-oo-sheeaay\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Garsoorka Maxkamada Afgooyo Oo Maanta La Qaarahiyey Iyo Al-shabaab Oo Sheeaay"},"content":{"rendered":"<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose in ladilay madaxii garsoorka maxkamadda degmadaasi xilli maalmo ka hor Madaxii Canshuuraha gudaha degmada lagu khaarijiyay Waxaana Maanta Kooxo bastoolado ku hubeysan ay xaafadda Buunda Yareey ku dilay Maxamuud Burfaani oo heystay garsoorka Maxkamada ee degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa sheegay in raggii dilka gaystay ay goobta isaga dhaqaaqeen mana jirin wax dabagal ah oo ay ku sameeyeen ilaalada sarkaalka ladilay La Dilay.<\/p>\n<p>Al-shabaab Ayaa Sheegatay Dilka Sarkaalka Lagu Qaarijiyey Degmada Afgooye Iyadoona Ilaa Iyo Xilliaan Uusan Wax War Ah Ka Soo Bixin Maamulka Degmada Afgooye Kaasoo Ku Aadan Falkaani Dilka Ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose in ladilay madaxii garsoorka maxkamadda degmadaasi xilli maalmo ka hor Madaxii Canshuuraha gudaha degmada lagu khaarijiyay Waxaana Maanta Kooxo bastoolado ku hubeysan ay xaafadda Buunda Yareey ku dilay Maxamuud Burfaani oo heystay garsoorka Maxkamada ee degmada Afgooye. Goob joogayaal ayaa sheegay in raggii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24694","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24694"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24695,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24694\/revisions\/24695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}