{"id":24684,"date":"2015-06-29T02:25:44","date_gmt":"2015-06-28T23:25:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24684"},"modified":"2015-06-29T02:25:44","modified_gmt":"2015-06-28T23:25:44","slug":"mid-ka-mid-ah-musharaxiinta-gdhexe-oo-soo-dhaweeyey-gudoonka-baarlamaanka-maamulka-gal-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/mid-ka-mid-ah-musharaxiinta-gdhexe-oo-soo-dhaweeyey-gudoonka-baarlamaanka-maamulka-gal-mudug\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ah Musharaxiinta G\/Dhexe Oo Soo Dhaweeyey Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Gal-Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Mid ka mida musharixiinta Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay doorashada Gudoonka Baarlamanaka Maamulka Galmudug oo maanta ka dhacay Magaalada Cadaado<\/p>\n<p>Musharax Axmed Macallin Fiqi  ayaa sheegay in ay ahayd howl weyn oo maanta lasameeyay  tusaalana u ah Mamaulka Galmudug ee gobolada Mudug iyo Galgaduud<\/p>\n<p>Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay  jiraan howlo badna oo looga fadhiyo in uu ka qabto deegaanda Goboalda dhxe gudoomiyaha la doortay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid ka mida musharixiinta Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay doorashada Gudoonka Baarlamanaka Maamulka Galmudug oo maanta ka dhacay Magaalada Cadaado Musharax Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay ahayd howl weyn oo maanta lasameeyay tusaalana u ah Mamaulka Galmudug ee gobolada Mudug iyo Galgaduud Axmed Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan howlo badna oo looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24684","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24684","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24684"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24685,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24684\/revisions\/24685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}