{"id":24679,"date":"2015-06-28T02:13:27","date_gmt":"2015-06-27T23:13:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24679"},"modified":"2015-06-28T02:13:27","modified_gmt":"2015-06-27T23:13:27","slug":"al-shabaab-oo-deegaanka-leego-ku-gowracdey-gudoomiye-ku-xigeenkii-halkaasi-iyo-mid-ka-mid-ah-saraakiisha-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/al-shabaab-oo-deegaanka-leego-ku-gowracdey-gudoomiye-ku-xigeenkii-halkaasi-iyo-mid-ka-mid-ah-saraakiisha-amisom\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Deegaanka Leego Ku Gowracdey Gudoomiye Ku Xigeenkii Halkaasi Iyo Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Amisom."},"content":{"rendered":"<p>Wararka nagoo so gaaraya Deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in Ururka Al-shabaab ku gowracay labo qof oo lagu kala sheegay gudoomiye ku xigeenkii Leego iyo mid ka mida Turjumayaasha saraakiisha AMISOM ee ku sugnaa Leego.<\/p>\n<p>Warbaahin ku hadasha afka Al-shabaab ayaa warkan baahisay iyagoo soo xiganayey madaxda Al-shabaab waxayna sheegeen in Gudoomiye ku xigeenka oo lagu magaacbo Xasan Madayle ay weerar xalay qaadeen ku dileen.<\/p>\n<p>Deegaanka Leego oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose ayaa maalintii shalay waxaa dagaal xoogan ku dhexmaray ciidamo katirsan AMISOM iyo Al-shabaab waxaana dagaalkaas khasaare ka soo gaaray sida wararka lagu helay AMISOM oo ay kaga geeryoodeen ilaa 70 askari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka nagoo so gaaraya Deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in Ururka Al-shabaab ku gowracay labo qof oo lagu kala sheegay gudoomiye ku xigeenkii Leego iyo mid ka mida Turjumayaasha saraakiisha AMISOM ee ku sugnaa Leego. Warbaahin ku hadasha afka Al-shabaab ayaa warkan baahisay iyagoo soo xiganayey madaxda Al-shabaab waxayna sheegeen in Gudoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24679","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24679\/revisions\/24680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}