{"id":24675,"date":"2015-06-28T02:04:30","date_gmt":"2015-06-27T23:04:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24675"},"modified":"2015-06-28T02:04:30","modified_gmt":"2015-06-27T23:04:30","slug":"qaxootiga-soomaaliyeed-ee-yeman-oo-maanta-la-soo-gaarsiiyey-deeq-lacagaceed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/qaxootiga-soomaaliyeed-ee-yeman-oo-maanta-la-soo-gaarsiiyey-deeq-lacagaceed\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yeman Oo Maanta La Soo Gaarsiiyey Deeq Lacagaceed."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka UK Faarax Maxamad Faarax ayaa deeq lacageed oo dhan $1,300 oo doolar soo gaarsiiyey culimada iyo gudiga gurmadka qaxootiga Yemen .<\/p>\n<p>Munaasabad lagu wareejinayey lacagta oo ka dhacday xafiiska mu\u2019asasada Al-minhaaj ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay wakiilka jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka UK Faarax Maxamad Faarax isagoo umahad celiyey culimada iyo gudiga gurmadka qaxootiga howshay u hayaan bulshada iyo juhdiga aadka u weyn ay geliyeen wax uqabashada dadka tabaalaysan ee kasoo qaxaya dagaalada Yemen.<\/p>\n<p>Waxa uu intaasi ku daray Faarax in jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka UK inay u taagantahay marwalb garab istaaga walaalahooda Soomaaliyeed ii tabaalaysan, horayna uga qayb qaateen hadana ay jaaliyadu ugu deeqayso 1,300 oo dollar ayna noqon doonin tii ugu danbaysay ay ku caawiyaan walaalahooda ee ay deeqo kale usoo wadaan hadii ALLE idmo.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamad Macallin Axmed ayaa sidoo kale ka hadlay madasha axa uuna u mahad celiyey jaaliyada wadan UK .<\/p>\n<p>Sheekha ayaa ugu duceeyey in uu Allaah ka ajar ka siiyo<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gudiga gurmadka qaxootiga Yemen ee Puntland Sh Axmed Yuusuf Daad oo ugu danbeyntii goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka UK oo uu wakiil u yahay Faarax Maxamad Faarax ay soo gaar siiyeen deeq lacageed oo dhan 1,300 oo doollar ,ayna balan qaadayaan in wax ugu qabtaan qaxootiga.<\/p>\n<p>Gaba-gabadii ayaa wakiilka jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka UK Faarax ku wareejiyey lacagtii culimada iyo gudiga gurmadka qaxootiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka UK Faarax Maxamad Faarax ayaa deeq lacageed oo dhan $1,300 oo doolar soo gaarsiiyey culimada iyo gudiga gurmadka qaxootiga Yemen . Munaasabad lagu wareejinayey lacagta oo ka dhacday xafiiska mu\u2019asasada Al-minhaaj ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay wakiilka jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka UK Faarax Maxamad Faarax isagoo umahad celiyey culimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24675","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24675"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24675\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24676,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24675\/revisions\/24676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}