{"id":24673,"date":"2015-06-27T03:46:47","date_gmt":"2015-06-27T00:46:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24673"},"modified":"2015-06-27T03:46:47","modified_gmt":"2015-06-27T00:46:47","slug":"al-shabaab-oo-ka-warbixisay-dagaalkii-lagu-xasuuqay-ciidanka-amisom-ee-ka-dhacay-deegaanka-leego","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/al-shabaab-oo-ka-warbixisay-dagaalkii-lagu-xasuuqay-ciidanka-amisom-ee-ka-dhacay-deegaanka-leego\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Ka Warbixisay Dagaalkii Lagu Xasuuqay Ciidanka Amisom Ee Ka Dhacay Deegaanka Leego."},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose ka dhacay.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa wareysi uu siiyay idaacaddaha ku  hadla afka shabaabka dagaalka Leego isagoona sheegay in ciidamada AMISOM ay lakulmeen khasaara lixaad leh.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dagaalkii Leega uu ka khasaara badnaa dagaalkii 70 askari looga dilay ciidamada AMISOM ee degmada Dayniile ka dhacay sanaddii 2011.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose ka dhacay. Sheekh Cali Dheere Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa wareysi uu siiyay idaacaddaha ku hadla afka shabaabka dagaalka Leego isagoona sheegay in ciidamada AMISOM ay lakulmeen khasaara lixaad leh. Wuxuu sheegay in dagaalkii Leega [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24673","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24674,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24673\/revisions\/24674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}