{"id":24665,"date":"2015-06-08T03:45:01","date_gmt":"2015-06-08T00:45:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24665"},"modified":"2015-06-08T05:15:43","modified_gmt":"2015-06-08T02:15:43","slug":"shir-ay-yeesheen-xubnaha-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-maanta-lagaga-hadley-shirka-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/shir-ay-yeesheen-xubnaha-xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-maanta-lagaga-hadley-shirka-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe\/","title":{"rendered":"Shir Ay Yeesheen Xubnaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Maanta Lagaga Hadley Shirka Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24667\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs-150x150.jpg\" alt=\"xmjs\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> Shir ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa waxaa lagaga hadley shirka maamul u sameynta gobolada dhexe kaas oo dood iyo falaqeyn kadib laga soo saarey qodobada soosocda;<\/p>\n<p>1 Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu soo dhweynayaa shirka kasocda magaalada Cadaado ee maamul u sameynta gobolada mudug iyo galguduud.<\/p>\n<p>2 xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu ka digayaa wax kasta oo carqaladeyn kara shirka si loo gaaro hadafka iyo horumarka ay filayaan daka degan gobolada mudug iyo galguduud.<\/p>\n<p>3 maamulka iyo dadka reer Cadaado waxaan ugu baaqeynaa in ay ilaashadaan sharafta iyo marti gelinta shirka ay gogoshiisa fidiyeen oo ay in badan ku ammaanaayeen wixii hada ka horeeyey.<\/p>\n<p>4 waxaan sidoo kale usoo jeedneynaa in ay is ixtiraamaan,isu tanasulaan,isla markaasna is kaashadaan intii isku aragtiya si loo helo musharaxiin kooban lana ixtiraamo gudiga farsamada ay hugaamiso marwo xaawo yareey.<\/p>\n<p>5 ugu danbeytiina wuxuu xisbiga mid jamhuuriga soomaaliyeed codsanayaa in aan la jajuubin ergooyinka metelaya beelaha wada dega gobolada mudug iyo galguduud loona ogolaado in ay si xor ah uga doodaan dastuurka ay yeelan doonaan gobolada mudug iyo galguduud,<\/p>\n<p>shirka oo uu gudoominayey gudoomiye ku xigeenka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed md. Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa kusoo dhamaadey si hagaagsan iyo jawi wanaagsan,<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs1-150x150.jpg\" alt=\"xmjs\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/xmjs1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa waxaa lagaga hadley shirka maamul u sameynta gobolada dhexe kaas oo dood iyo falaqeyn kadib laga soo saarey qodobada soosocda; 1 Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuxuu soo dhweynayaa shirka kasocda magaalada Cadaado ee maamul u sameynta gobolada mudug iyo galguduud. 2 xisbiga midnimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24665"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24671,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24665\/revisions\/24671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}