{"id":24651,"date":"2015-06-07T18:43:23","date_gmt":"2015-06-07T15:43:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24651"},"modified":"2015-06-07T19:35:40","modified_gmt":"2015-06-07T16:35:40","slug":"ahlu-sunnah-oo-maanta-la-wareegtay-gacan-ku-heynta-magalaada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/ahlu-sunnah-oo-maanta-la-wareegtay-gacan-ku-heynta-magalaada-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Ahlu-sunnah Oo Maanta La Wareegtay Gacan Ku Heynta Magalaada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka tirsan kuwa ahlu-sunnah ay subaxnimadii hore ee maanta la wareegeen \u00a0dhamaan xarumaha maamulka ee Dhuusa-mareeb.<\/p>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Sida ay sheegayaan goobjoogyaal ku sugan magaalada, malayshiyada ahlu-sunnah ayaa ka yimid dhanka Guriceel oo ay la wareegeen mar sii horeysey, waxaana isla saakey dagaal magaalada ku dhexmarey iyaga iyo ciidamada Dowladd Federaalka ka joogey Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha ka dhashey dagaalka, waxaana uu dhacay xilli dadku aysan weli guryahooda ka soo bixin.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ahlusunnah Cabdunuur Jaamac ayaa sheegey in ay subaxnimadii hore si nabadgelyo ah ula wareegeen, ujeedada duulaankooda ayuu ku sheegay in sababtu ay tahay muddo 8 ano ah ay ka talianyeen, ee aysan jirin isbedel kale.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa magaalada isaga baxay, waxaana wararka u danbeeyey sheegayaan in magaalada inteeda badan lagu arkaayo Malayshiyaadka Ahlu-snnah.<\/p>\n<p>Dhuusamareeb waa halka \u00a0la doonaayo in ay xarun u noqoto \u00a0maamulka la doonaayo in lagu dhisaayo Cadaado, inkasta oo aan la isku raacsaneyn.<\/p>\n<p>Dagaalo horey uga dhacay ayaa Ahlu-Sunnah looga saarey Dhuusamareeb oo ay muddo dheer ka soo talinayeen.<\/p>\n<p>Ururka Ahlu-sunnah ayaa si weyn uga caraysan in abaalkoodi loogu gudey in banaanka la dhigo, kadib markii ay magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ay ka saareen malayshiyaadka al-Shabaab \u00a0dhamaadkii 2009<\/p>\n<\/div>\n<\/header>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka tirsan kuwa ahlu-sunnah ay subaxnimadii hore ee maanta la wareegeen \u00a0dhamaan xarumaha maamulka ee Dhuusa-mareeb. Sida ay sheegayaan goobjoogyaal ku sugan magaalada, malayshiyada ahlu-sunnah ayaa ka yimid dhanka Guriceel oo ay la wareegeen mar sii horeysey, waxaana isla saakey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24653,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24651\/revisions\/24653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}