{"id":24621,"date":"2015-06-03T02:24:56","date_gmt":"2015-06-02T23:24:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24621"},"modified":"2015-06-06T20:16:47","modified_gmt":"2015-06-06T17:16:47","slug":"maxkamada-dalka-masar-oo-dib-u-dhigtey-dhageysiga-xukunka-dilka-ah-ee-maxed-mursi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/06\/maxkamada-dalka-masar-oo-dib-u-dhigtey-dhageysiga-xukunka-dilka-ah-ee-maxed-mursi\/","title":{"rendered":"Maxkamada Dalka Masar Oo Dib U Dhigtey Dhageysiga Xukunka Dilka Ah Ee Max&#8217;ed Mursi."},"content":{"rendered":"<p>Garsooraha Maxkmadda ayaa dib u dhigey ugu danbeynta xukunka dilka ee lagu xukumey Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi, tan iyo 16 Juun 2015.<\/p>\n<p>Waxaa Maxkamadda maanta la keeney Madaxweynihii hore ee dalka Masar ee Milterigu inqilaabey, si loo dhegaysto xukunka lagu ridey ee dilka ah, waxaana taageerayaashiisu ku qaylinayeen \u201cMilterigu ha dhaco\u201d.<\/p>\n<p>Maxkamad kale ayaa ku xukuntey Mursi bishii May 17-keedi dil, kadib markii ay sheegtey in ay ku heleen denbi ah maxaabiis xabsiga laga sii daayey 2011, iyo dad ku hor mudaaharaadey qasriga uu degan yahay oo la diley.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa go\u2019aamisey xukunka lagu ridey Mursi iyo 105 qof oo kale in loo gudbin doono Muftiga u sareeya dalkaas, iyada oo lagas albanayo ansixin.<\/p>\n<p>Dilka lagu xukumey Mursi oo ahaa Madaxweynihii u horeeyey ee dadka Masar soo doortaan, ayaa waxaa canbaareeyey dhamaan hay\u2019adaha xuquuqda aadanaha iyo qaar kamid ah hoggaamiyaasha caaalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garsooraha Maxkmadda ayaa dib u dhigey ugu danbeynta xukunka dilka ee lagu xukumey Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi, tan iyo 16 Juun 2015. Waxaa Maxkamadda maanta la keeney Madaxweynihii hore ee dalka Masar ee Milterigu inqilaabey, si loo dhegaysto xukunka lagu ridey ee dilka ah, waxaana taageerayaashiisu ku qaylinayeen \u201cMilterigu ha dhaco\u201d. Maxkamad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24621","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24621"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24622,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24621\/revisions\/24622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}