{"id":24616,"date":"2015-05-31T00:00:59","date_gmt":"2015-05-30T21:00:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24616"},"modified":"2015-06-06T19:16:38","modified_gmt":"2015-06-06T16:16:38","slug":"raiisul-wazaare-cumar-crashiidmaanta-waxaa-fursad-ii-ah-inaan-furo-wajigii-2-aad-ee-shirka-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/raiisul-wazaare-cumar-crashiidmaanta-waxaa-fursad-ii-ah-inaan-furo-wajigii-2-aad-ee-shirka-maamul-u-sameynta-gobolada-dhexe\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wazaare Cumar C\/rashiid:&#8221;Maanta Waxaa Fursad Weyn Ii Ah Inaan Furo Wajigii 2-Aad Ee Shirka Maamul U Sameynta Gobolada Dhexe&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Cumar C\/rashiid Cali Sharma&#8217;arke Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa maanta gaaray degmada Cadaado, halkaas oo uu ka socdo shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowa, Wasiirka Gaashaandhiga Cabdulqaadir Sh. Cali Diini, Wasiiro ku xigeeno, Wasiiru Dowlayaal ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano, Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb, Madaxweynaha Galmudug, Siyaasiyiin iyo Dadweyne kale.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa markii uu gaaray hoolka shirku ka socday Ee (KAFAALO) salaan la dhex qaaday ergadii halkaas ku shiraysay, isagoona uga mahadceliyey ergada dhabar adayga ay muujiyeen mudadii ay ku howlanaayen xulista ergooyinka.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa farxad ii ah inaan furo wajigii labaad ee shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe, wuxuuna shirkaan qayb ka yahay dadaalada xukuumaddu ay ku xaqiijinayso higsiga 2016, oo dalka looga dhisayo maamulada, wajiga labaad ee shirka waxaa lagu ansixinayaa axdiga KMG ah oo uu yeelanayo maamulka looga dhawaaqayo madashaan, waxaana uga baaqayaa Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Gudiga Farsamadu iney iska kaashaadaan sidii loo qancin lahaa dadka qaba tabashooyinka\u201d ayuu yiri RW Cumar.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u mahadceliyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Gudiga Farsamada dadaalkooda ku aadan ka miro dhalinta shirkan, wuxuuna ku booriyey odayaasha dhaqanka iyo ergada shirka ka qayb galaysa iney dadajiyaan habsami u socodka shirka,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Cumar C\/rashiid Cali Sharma&#8217;arke Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa maanta gaaray degmada Cadaado, halkaas oo uu ka socdo shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey masuuliyiin uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24616"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24618,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24616\/revisions\/24618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}