{"id":24602,"date":"2015-05-30T00:00:30","date_gmt":"2015-05-29T21:00:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24602"},"modified":"2015-05-30T07:15:18","modified_gmt":"2015-05-30T04:15:18","slug":"mungaab-tirada-ay-sheegtay-wazaarada-ma-anan-mid-sax-ahyaase-wax-laga-wey-diinayaa-tira-koobka-dadka-ku-nool-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/mungaab-tirada-ay-sheegtay-wazaarada-ma-anan-mid-sax-ahyaase-wax-laga-wey-diinayaa-tira-koobka-dadka-ku-nool-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Mungaab:&#8221; Tirada Ay Sheegtay Wazaarada Ma Anan Mid Sax Ah,Yaase Wax Laga Wey Diinayaa Tira Koobka Dadka Ku Nool Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Max&#8217;ed Xuseen (Muungaab) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in Hey\u2019adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Tira-koobka ee UNFPA ay u gudbisay dowladda Soomaaliya xog uruurin aan sal iyo raad laheyn Islamarkaana Ay Dowlada Ku Dhawaaqday Tiro Aan Jirin Taasina Ay Tahay Masuuliyad Daro Siduu Yiri Mungab.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in xog uruurinta ay ka sameysay Gobolka Banaadir Hey\u2019adda UNFPA ay tahay mid aan sax aheyn.<\/p>\n<p>Mungaab:\u201cGobolka Banaadir waxaa ku nool ( Saddex Milyan iyo afar boqol oo kun) Sidaas darteed Wasaaradda Qorsheynta Soomaliya waxaad moodaa in aysan ka warqaban dadka ku nool Caasimadda Soomaliya, Su\u2019asha meesha ku jirta ayaa ah yaa wax laga weydiinayaa tirikoobka rasmiga ah ee bulshada ku nool Gobolka Banaadir\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muungaab ayaa yiri \u201cMagaaladda Muqdisho waxaan ka sameynay Tira-koob rasmi ah, waxaan isku xirnay Ilaa 10- Tiriye waxaansameynay Barnaamijkii dari-seynta oo laga hirgaliyey gobolka waxaa bulshada dagan xamar isugu xirnay in aan 10-kii Guriba uu yeesho Mas\u2019uul ay Mushaarkiisa Bixiso D\/Hoose Sidaas darteed waxaan Xaq u leenahay in wax nalaga weydiiyo, laakiin Sax Ma ahan in wasaaradu xaqirto dadka degan Xamar \u201cayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Waana in ay dadka la tashataa ee ma ahan in ay Dayax Gacmeed ( Satellite) inta lagu dulmaro wadanka la soo saaro tiro aan sax aheyn mana aqbali karo in Bulshada Xamar degan tiradoda laga been sheego\u201dayuu yiri Muungaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Tira-koobka ay sameysay Wasaaradda Qorsheynta ay ku qiyaastay dadka Soomaaliyeed in ka badan 12 Million, iyadoo dadka Gobolka Banaadir dagan ku sheegtay in ay Yihiin 1.280,939 taas aan aheyn tirada saxda ah waxaana loo baahan yahay In la iska hubiyo waxna laga weydiiyo dadka Xog Ogaalka U ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Max&#8217;ed Xuseen (Muungaab) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa sheegay in Hey\u2019adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Tira-koobka ee UNFPA ay u gudbisay dowladda Soomaaliya xog uruurin aan sal iyo raad laheyn Islamarkaana Ay Dowlada Ku Dhawaaqday Tiro Aan Jirin Taasina Ay Tahay Masuuliyad Daro Siduu Yiri Mungab. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24602","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24603,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24602\/revisions\/24603"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}