{"id":24600,"date":"2015-05-30T00:00:50","date_gmt":"2015-05-29T21:00:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24600"},"modified":"2015-05-30T03:45:18","modified_gmt":"2015-05-30T00:45:18","slug":"ergada-ka-qeyb-galeyso-shirka-cadaado-oo-maanta-la-xareeyayiyo-liiska-sida-loo-qeybsatay-xubnaha-oo-cadaalad-daro-lagu-tilmaamey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/ergada-ka-qeyb-galeyso-shirka-cadaado-oo-maanta-la-xareeyayiyo-liiska-sida-loo-qeybsatay-xubnaha-oo-cadaalad-daro-lagu-tilmaamey\/","title":{"rendered":"Ergada Ka Qeyb Galeyso Shirka Cadaado Oo Maanta La Xareeyay,Iyo Liiska Sida Loo Qeybsatay Xubnaha Oo Cadaalad Daro Lagu Tilmaamey."},"content":{"rendered":"<p>Kulamo gaar gaar ah oo Magaalada Cadaado ku dhexmaray Gudiga Farsamada iyo Xubno ka tirsan DF Somalia oo halkaasi ku sugan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Tirada ergada Beeluhu u kala heleen.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa lagu qeexay in sidoo kale shirka uu furmaayo Maalmaha soo socda waxaana socota Xaraynta Ergada Sida Wararka aan ku helayno.<\/p>\n<p>Ergooyinka ayaa sidaan loo kala qaybsaday.<br \/>\n1-Duduble 35<br \/>\n2-Sacad 26<br \/>\n3-Cayr 26<br \/>\n4-Saruur 26<br \/>\n5-Saleebaan 26<br \/>\n6-Mareexaan 66.5<br \/>\n7-Murusade 52.5<br \/>\n8-Waceeysle 35<br \/>\n9-DIR 35<br \/>\n10-Sheekhaal 17<br \/>\n11-Beesha 5-aad 17<\/p>\n<p>Isku darka guud ee Xisaabtaan waxeey noqotay 362 xubnood.<\/p>\n<p>38-ka xubnood kale waxaa loo reebay Ahlusunah Wal Jameeca.<\/p>\n<p>Gudiga farsamada ayaa inta uu kulanka socday soo bandhigay fakir ah in Maamulka KMG ah loo baxsho Galmudug, iyadoona fadhiga kusoo bandhigay Calanka uu yeelan doono Maamulka.<\/p>\n<p>Calanka loo sameeyay Maamulka ayaa waxaa kulanka ugu horeeyo la horgeyn doona Ergooyinka shirka.<br \/>\nShirka oo xiligaani maraayo heer gabagabo ayaa waxaa hadana soo ifbaxaayo Khilaaf hoosad u dhexeeya DF iyo Ergooyinka qaar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulamo gaar gaar ah oo Magaalada Cadaado ku dhexmaray Gudiga Farsamada iyo Xubno ka tirsan DF Somalia oo halkaasi ku sugan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Tirada ergada Beeluhu u kala heleen. Kulanka ayaa waxaa lagu qeexay in sidoo kale shirka uu furmaayo Maalmaha soo socda waxaana socota Xaraynta Ergada Sida Wararka aan ku helayno. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24600","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24601,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24600\/revisions\/24601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}