{"id":24598,"date":"2015-05-29T00:00:58","date_gmt":"2015-05-28T21:00:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24598"},"modified":"2015-05-30T02:40:28","modified_gmt":"2015-05-29T23:40:28","slug":"xasan-sheikh-maxuud-maanta-oo-ka-qeyb-galay-xaflad-lagu-caleemo-saarayey-madaxweynaha-naigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/xasan-sheikh-maxuud-maanta-oo-ka-qeyb-galay-xaflad-lagu-caleemo-saarayey-madaxweynaha-naigeria\/","title":{"rendered":"Xasan Sheikh Max&#8217;uud Maanta Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Caleemo Saarayey Madaxweynaha Naigeria."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa intii ay munaasabadda socotey gacan qaadey Mudane Buhari, oo uu mar kale ugu hambalyeeyay guushii doorashada, isla markaana u rajeeyay inuu ilaahay u fududeeyo xilkan culus ee uu qabtey Wuxuuna Sidoo Kale Madaxweynaha,Uu saacadaha soo aadan Kulan la qaadan doona Madaxweynaha cusub ee Nigeria Mudane Mohammadu Buhari.<br \/>\nMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka mid noqday tiro ka mid ah Madaxda Wadamada Afrika Ee Haatan Ku Sugan Naigeria<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa intii ay munaasabadda socotey gacan qaadey Mudane Buhari, oo uu mar kale ugu hambalyeeyay guushii doorashada, isla markaana u rajeeyay inuu ilaahay u fududeeyo xilkan culus ee uu qabtey Wuxuuna Sidoo Kale Madaxweynaha,Uu saacadaha soo aadan Kulan la qaadan doona Madaxweynaha cusub ee Nigeria Mudane Mohammadu Buhari. Madaxweyne Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24598","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24598","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24599,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24598\/revisions\/24599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}