{"id":2459,"date":"2011-08-04T08:02:57","date_gmt":"2011-08-04T08:02:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2459"},"modified":"2011-08-04T08:11:04","modified_gmt":"2011-08-04T08:11:04","slug":"rwasaaraha-tfg-da-mr-gaas-oo-wacad-ku-maray-in-ay-sii-wadayaan-duulaanka-ka-dhanka-ah-xakarada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/rwasaaraha-tfg-da-mr-gaas-oo-wacad-ku-maray-in-ay-sii-wadayaan-duulaanka-ka-dhanka-ah-xakarada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha TFG-da Mr Gaas Oo Wacad Ku Maray In ay Sii Wadayaan Duulaanka Ka Dhanka ah Xakarada Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<div><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/gaas51.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2462\" title=\"gaas5\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/gaas51-300x233.jpg\" alt=\"\" width=\"424\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/gaas51-300x233.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/gaas51.jpg 560w\" sizes=\"auto, (max-width: 424px) 100vw, 424px\" \/><\/a><\/strong><\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/span><\/strong><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong>Rwasaaraha Dowladda TFG-da Soomaaliya C\/Wali Maxamed Cali ayaa Shaaca Ka qaaday In ay Sii Wdayaan Dagaalka ay Kala Soo Horjeedaan Xarakada Al Shabaab INta ay Dalka Ka saarayaan<\/p>\n<p><\/strong>Mr Gaas ayaa Sidoo Kale Xusay In ay Muhiim Tahay In Si Wacan Lala Dagaalamo Xarakada Al Shabaab Si Loo Wiiqo Awoodooda Waa Sida Uu Hadala U Dhigay<\/p>\n<p>&#8221; Waxaa Haboon In Aan Meel Qura Uga Soo Wada Jeesano Kooxda Al Shabaab Waayo waxa ay Dhibaato fara Badan Ku Hayaan Dalka Iyo dadka waad Aragtaan Sida ay U Diideen In dadka Gar gaar la Gaarsiyo&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo Kale R\/wasaaraha mar Uu Soo Hadal qaaday Dagaalada Muddooyinkaan Ka Soconayaa Muqdisho ayaa Waxa UU Sheegay In ay Guulo la Taaban Karo ka Gaareen Dagaalada<\/p>\n<p>Hadalka R\/wasaare Gaas ayaa Imaanaya Xili Dalka Soomaaliya Inteeda Badan ay gacanta Ugu Jirto Xarakada Al Shabaab Isla Markaan dagaaladaii Ugu dambeysay ay Dowladda KU Guul Dareysatay In ay gacanta Ku Dhigto Garoonka KUbbadda Cagta Muqdisho<\/p>\n<div><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/div>\n<p><strong>Mar Kasta Iyo Goor Walbo Xogta Xaqiiqada kla Soco Warsom.com<\/p>\n<p><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)Rwasaaraha Dowladda TFG-da Soomaaliya C\/Wali Maxamed Cali ayaa Shaaca Ka qaaday In ay Sii Wdayaan Dagaalka ay Kala Soo Horjeedaan Xarakada Al Shabaab INta ay Dalka Ka saarayaan Mr Gaas ayaa Sidoo Kale Xusay In ay Muhiim Tahay In Si Wacan Lala Dagaalamo Xarakada Al Shabaab Si Loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2459","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2459"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2463,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2459\/revisions\/2463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}