{"id":24589,"date":"2015-05-24T01:11:06","date_gmt":"2015-05-23T22:11:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24589"},"modified":"2015-05-24T01:11:06","modified_gmt":"2015-05-23T22:11:06","slug":"ururka-al-shabaab-oo-gudaha-u-galey-degmada-yunbis-ee-waqooyi-bari-kenyacalankoodii-madowaana-ka-taagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/ururka-al-shabaab-oo-gudaha-u-galey-degmada-yunbis-ee-waqooyi-bari-kenyacalankoodii-madowaana-ka-taagay\/","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab Oo Gudaha U Galey Degmada Yunbis Ee Waqooyi-Bari Kenya,Calankoodii Madowaana Ka Taagay."},"content":{"rendered":"<p>Wararka Ka Imaanaya Magaalada Gaarisa Woqooyi Bari Ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Dagaalyahano Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab ay gashay degmada Yunbis.<\/p>\n<div class=\"articleContent\">\n<div id=\"ctl00_ctl00_cpAB_cp1_cbcContentBreak\">\n<div class=\"zoomMe\">\n<p>Wasaaradda arr. gudaha Kenya ayaa\u00a0sheegtay in dableyda halkaasi laga saaray kadib markii ciidamada amnigau ay dagaal la galeen.<\/p>\n<p>Dagaalyahanada al-Shabaab ayaa halkaasi ka taagey\u00a0calanka madow ee al-Shabaab Iyagoona Mudo Badan Ay Heysteen Degmadaasi<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa bishii hore weeraray oo gudaha u galay jaamacadda magaalada Garissa, halkaasina waxay ku dileen in kabadan 148 qof oo arday u badan.<\/p>\n<p>al-Shabaab ayaa wacad ku maray inay sii wadi doonaan weerarada ay ku hayaan Kenya, iyago sheegay inay uga aargudanayaan joogitaanka ciidamada Kenya ee Soomaaliya<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Ka Imaanaya Magaalada Gaarisa Woqooyi Bari Ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Dagaalyahano Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab ay gashay degmada Yunbis. Wasaaradda arr. gudaha Kenya ayaa\u00a0sheegtay in dableyda halkaasi laga saaray kadib markii ciidamada amnigau ay dagaal la galeen. Dagaalyahanada al-Shabaab ayaa halkaasi ka taagey\u00a0calanka madow ee al-Shabaab Iyagoona Mudo Badan Ay Heysteen Degmadaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24591,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24589\/revisions\/24591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}