{"id":24562,"date":"2015-05-21T03:10:46","date_gmt":"2015-05-21T00:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24562"},"modified":"2015-05-21T03:10:46","modified_gmt":"2015-05-21T00:10:46","slug":"maxadweyne-xasan-sheikh-oo-amar-ku-bixiyey-in-shaqaalaha-dowlada-iyo-ciidamada-laga-jaro-qidmado-lagu-caawinayo-qaxaatiga-somaliyeed-ee-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/maxadweyne-xasan-sheikh-oo-amar-ku-bixiyey-in-shaqaalaha-dowlada-iyo-ciidamada-laga-jaro-qidmado-lagu-caawinayo-qaxaatiga-somaliyeed-ee-yemen\/","title":{"rendered":"Maxadweyne Xasan Sheikh Oo Amar Ku Bixiyey In Shaqaalaha Dowlada Iyo Ciidamada Laga Jaro Qidmado Lagu Caawinayo Qaxaatiga Somaliyeed Ee Yemen."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen, waxaana uu warbixin la xiriirta Qaxootiga Yemen uu \u00a0ka dhageystay guddiga.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubnaha guddiga, xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ugu horeyo Ra\u2019isul Wasaaraha Dalka mudane Cumar C\/rishiid Cali Sharmaarke.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga Bad-baadinta iyo Samtabixinta Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ka hadlay howsha guddiga oo uu sheegay in dadaal badan ay sameeyeen oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen islamarkaana Dadka Soomaaliyeed ay ka soo uruuriyeen ayna gaarsiinayaan dadkaasi si Alla ka cabsi lel.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya in ay wado dadaalo islamarkaana ay ka badbaadineyso dadka Soomaaliyeed ee Yemen colaadu ku heyso wuxuuna xusay in shaqaalaha rayidka ah,Ciidamada qalabka sida, laga goynayo qidmooyin lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Madaxweynha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud \u00a0ayaa ugu baaqay \u00a0guud\u00a0 ahaan shacabka Soomaaliyeed \u00a0in ay caawiyaan dadkaasi Soomaaliyeed islamarkaana ay si walaaltinimo \u00a0iyo\u00a0 ixtiraam ay ku jirto ay u soo\u00a0 dhaweeyaan\u00a0 muwaadiniinta Yeman ee dalkeena u soo qaxay \u00a0oo uu tilmaamay in \u00a0Yemen horey\u00a0 ay abaal weyn ay inoo galeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen, waxaana uu warbixin la xiriirta Qaxootiga Yemen uu \u00a0ka dhageystay guddiga. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubnaha guddiga, xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ugu horeyo Ra\u2019isul Wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24564,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24562\/revisions\/24564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}