{"id":24555,"date":"2015-05-21T01:54:38","date_gmt":"2015-05-20T22:54:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24555"},"modified":"2015-05-21T01:54:38","modified_gmt":"2015-05-20T22:54:38","slug":"mooshin-ka-dhan-ah-baarlamaanka-jubba-oo-loo-soo-gudbiyey-gudoomiye-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/mooshin-ka-dhan-ah-baarlamaanka-jubba-oo-loo-soo-gudbiyey-gudoomiye-jawaari\/","title":{"rendered":"Mooshin Ka Dhan Ah Baarlamaanka Jubba Oo Loo Soo Gudbiyey Gudoomiye Jawaari."},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka\u00a0 ayaa keenay Mooshin ka dhan ah Barlmaanka Jubba ee dhowanta la dhisay. Xildhibaan Daahir Amin Jeesow oo ka mid ahaa xubnaha keenay codka Mooshinka ayaa sheegay in dooda ay Baarlamanka Ka Qabaan Baarlamaanka Jubba Ay Tahay Mid Sax Ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Jubba Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Luga-dheere ayaa eedaha loo jeediyey dhismaha baarlmaanka\u00a0 maamulka Jubba iyo dhankiisa ka jawaabay waxuuna ku tilmaamay kuwa ay wataan dad leh dano gaar ah.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabana ayaa waxaa ka dhacay maanta banaanbax loogaga soo horjeedo qaabka loo marey soo xulista Baarlamanka Juba iyo guud ahaan maamulkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka\u00a0 ayaa keenay Mooshin ka dhan ah Barlmaanka Jubba ee dhowanta la dhisay. Xildhibaan Daahir Amin Jeesow oo ka mid ahaa xubnaha keenay codka Mooshinka ayaa sheegay in dooda ay Baarlamanka Ka Qabaan Baarlamaanka Jubba Ay Tahay Mid Sax Ah. Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Jubba Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Luga-dheere [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24557,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24555\/revisions\/24557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}