{"id":2454,"date":"2011-08-03T07:41:56","date_gmt":"2011-08-03T07:41:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2454"},"modified":"2011-08-03T07:41:56","modified_gmt":"2011-08-03T07:41:56","slug":"muqdishoo-dar-alle-u-degan-iyo-daruufaha-jiro-oo-dad-iyo-duunyaba-saameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/muqdishoo-dar-alle-u-degan-iyo-daruufaha-jiro-oo-dad-iyo-duunyaba-saameeyey\/","title":{"rendered":"Muqdishoo Dar Alle U Degan Iyo Daruufaha Jiro Oo Dad Iyo Duunyaba Saameeyey"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/muqdisho11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2456\" title=\"muqdisho1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/muqdisho11-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"473\" height=\"310\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Waxaa Xaalado Deganaansho Oo dar Alle ah Laga Dareemayaa Gudaha Magaalada Muqdisho Gaar ahana Goobihii ay Mudooyinkii Dambe Diriritu Ku dhex Mareysay Dowladda TFg-da Iyo Xarakada Al Shabaab<\/p>\n<p>Deganaanshahaan oo ah Kuwa Aan Cago Buuxo Ku Taagnayn ayaa Waxa Laga Dheehanayaa Qaar ka Mid ah Muqdisho Wallow ay Suura gal Tahay In ay Waxqtiga Walbo ay Musiibada Dhacd oo Dagaal Qaraar Uu Bilawdo<\/p>\n<p>Dhanka Kale Daruufaha dagaalka Iyo MUsiibada Soomaaliya Ka Jirto ayaa Waxa y Saameyn Xoogan Ku Yeelatay Dadka Iyo Duunyada<\/p>\n<p>Abaaro Joogto ah Oo Soomaalidu ay Gacmahooda Ku Kasbadeen Iyo Dagaalo aan Lagu Kala Guuleysan ayaa Aalaaba Ka Dhaca dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Haddaba Su&#8217;aashu waxa ay Tahay Daruufaha dagaalka Iyo dar Xumada Soomaalida Xaguu Ka Yimid?<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Waxaa Xaalado Deganaansho Oo dar Alle ah Laga Dareemayaa Gudaha Magaalada Muqdisho Gaar ahana Goobihii ay Mudooyinkii Dambe Diriritu Ku dhex Mareysay Dowladda TFg-da Iyo Xarakada Al Shabaab Deganaanshahaan oo ah Kuwa Aan Cago Buuxo Ku Taagnayn ayaa Waxa Laga Dheehanayaa Qaar ka Mid ah Muqdisho Wallow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2454","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2454"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2458,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2454\/revisions\/2458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}