{"id":24539,"date":"2015-05-18T23:15:33","date_gmt":"2015-05-18T20:15:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24539"},"modified":"2015-05-18T23:15:33","modified_gmt":"2015-05-18T20:15:33","slug":"qaxooti-laga-soo-daadgureeyey-dagaalka-yemen-oo-maanta-laga-dajiyay-airportka-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/qaxooti-laga-soo-daadgureeyey-dagaalka-yemen-oo-maanta-laga-dajiyay-airportka-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qaxooti Laga Soo Daadgureeyey Dagaalka Yemen Oo Maanta Laga Dajiyay Airport,ka Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Waxaa Soo Caga Dhigatay Diyaaradii u horreysay ee siday qaxooti laga soo daadgureeyey dagaalka Qoto Dheeraaday Ee Ka Soanaya Dalka Yemen.<\/p>\n<p>Diyaaraddan Maanta Dalka Yemen Ka Keentay Qaxootiga Soomaalida Ah Ayaa\u00a0 waxaa soo kireysay hay&#8217;adda <strong>(IOM)<\/strong> Iyadoona La Sheegay In Aysan Marnaba Joojin Doonin Gurmadka Ay Ku Soo Daad Gureynayaan Dadka Ka Cararaya Colaada Yemen.<\/p>\n<div class=\"articleLeftContainer\">\n<div class=\"contentWidget\">\n<div class=\"boxwidget w_Quiz1c\">\n<div id=\"ctl00_ctl00_cpAB_cp1_cbcContentBreak\">\n<div class=\"zoomMe\">\n<p><strong>Axmed Cabdi Xasan,<\/strong> Qunsulka Soomaaliya ee Cadan ayaa Warbaahinta U sheegay in dadka maanta la geeyay Muqdisho ay tiradoodu gaarayso 147 qof oo isugu jiro qoysas iyo dad waayeel ah.<\/p>\n<p>Qaxootigaani maanta Laga Soo Daad Gureeye Dalka Yemen Ayaa Ka Dhigeyso Iyadoo Ay Maalmihii Aynu Ka Soo Gudubnay Soomaali Kaloo fara badan ay horrey u Gaareen dekeddaha\u00a0Berbera Iyo Bossaso.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Waxaa Soo Caga Dhigatay Diyaaradii u horreysay ee siday qaxooti laga soo daadgureeyey dagaalka Qoto Dheeraaday Ee Ka Soanaya Dalka Yemen. Diyaaraddan Maanta Dalka Yemen Ka Keentay Qaxootiga Soomaalida Ah Ayaa\u00a0 waxaa soo kireysay hay&#8217;adda (IOM) Iyadoona La Sheegay In Aysan Marnaba Joojin Doonin Gurmadka Ay Ku Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24541,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24539\/revisions\/24541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}