{"id":24532,"date":"2015-05-18T19:35:19","date_gmt":"2015-05-18T16:35:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24532"},"modified":"2015-05-18T19:35:19","modified_gmt":"2015-05-18T16:35:19","slug":"dowladasomaliawaxba-ama-jiro-hadaladoodashirka-cadaado-wuu-socdaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/dowladasomaliawaxba-ama-jiro-hadaladoodashirka-cadaado-wuu-socdaa\/","title":{"rendered":"DowladaSomalia:&#8221;Waxba ama Jiro Hadaladooda,Shirka Cadaado Wuu Socdaa&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Maalin Ka Hore Ay Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee Mudug iyo Galguduud shalay sheegayn inay ka baxeen shirka, iyagoo ku eedeynaya dowladda Somaliya inay faragelin ku heyso shirka, isla markaana aan laga talagelin sida shirku ku socdo.<\/p>\n<div class=\"articleContent\">\n<div id=\"ctl00_ctl00_cpAB_cp1_cbcContentBreak\">\n<div class=\"zoomMe\">\n<p>\u00a0Dowladda Somalia ayaa dhinaceeda Iyana sheegtay in shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee ka socda Cadaado uu si habsami leh ku socdo, waxeyna beenisay hadalada ka soo yeeraya qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Maalin Ka Hore Ay Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee Mudug iyo Galguduud shalay sheegayn inay ka baxeen shirka, iyagoo ku eedeynaya dowladda Somaliya inay faragelin ku heyso shirka, isla markaana aan laga talagelin sida shirku ku socdo. \u00a0Dowladda Somalia ayaa dhinaceeda Iyana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24533,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24532\/revisions\/24533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}