{"id":24529,"date":"2015-05-18T18:42:36","date_gmt":"2015-05-18T15:42:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24529"},"modified":"2015-05-18T18:50:52","modified_gmt":"2015-05-18T15:50:52","slug":"guddoomiyaha-koofur-galbeed-shariif-sakiin-oo-qarax-ka-badbaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/guddoomiyaha-koofur-galbeed-shariif-sakiin-oo-qarax-ka-badbaaday\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Koofur Galbeed Shariif Sakiin Oo Qarax Ka Badbaaday."},"content":{"rendered":"<div class=\"date date--v2\" data-timestamp-inserted=\"true\" data-seconds=\"1431958625\" data-datetime=\"18 Maajo 2015\">\n<h1 class=\"story-body__h1\">Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa maanta ka badbaaday isku day lagu khaarajin lahaa, markii qarax loo dhigay kolonyadiisa, meel u dhow magaalada Afgooye.<\/h1>\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p>Shariif Xasan oo maalmahan ku sugnaa degmada Afgooye iyo deegano kale oo ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose ayuu qaraxu ku qabsaday inta u dhexeysa Carbiska iyo degmada Afgooye, wuxuuna ku jeeday deegaanka Lafoole uu doonayay inuu halkaasi kula kulmo dadka deegaanka.<\/p>\n<p>C\/qaadir Maxamed Nadara,Afhayeenka maamulka,Koonfur Galbeed ayaa BBC-da u sheegay in aysan jirin cid qaraxa wax ku noqotay, isagoo sheegay in miino dhulka lagu aasay ay sababtay qaraxaasi.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa maanta ka badbaaday isku day lagu khaarajin lahaa, markii qarax loo dhigay kolonyadiisa, meel u dhow magaalada Afgooye. Shariif Xasan oo maalmahan ku sugnaa degmada Afgooye iyo deegano kale oo ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose ayuu qaraxu ku qabsaday inta u dhexeysa Carbiska iyo degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24530,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24529\/revisions\/24530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}