{"id":24508,"date":"2015-05-15T00:00:09","date_gmt":"2015-05-14T21:00:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24508"},"modified":"2015-05-16T00:16:26","modified_gmt":"2015-05-15T21:16:26","slug":"dagaalyahanada-al-shabaab-oo-maanta-dagaal-kula-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/dagaalyahanada-al-shabaab-oo-maanta-dagaal-kula-wareegay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Dagaalyahanada Al-Shabaab Oo Maanta Dagaal Kula Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa gelinkii hore ee saaka la wareegay deegaanada Awdheegle iyo Mubaarak oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib dagaal culus oo halkaas ka dhacay.<br \/>\nWararka ayaa sheegaya in dagaalo xalay saqdii dhexe bilowday ay ilaa saaka waabarigii ka socdeen degmada Awdheegle iyo deegaanka Mubaarak, oo labadaba qiyaastii illaa 70KM dhanka galbeed ka xiga Caasimada Soomaaliya.<br \/>\nGuddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C\/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlayay Idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyay in deegaanadaas ay qabsadeen Al-Shabaab.<br \/>\nMr Siidii ayaa sheegay inuu horay uga digay ka bixitaanka labadaas deegaan labo bilood ka hor, markii Ciidankii AMISOM ee ku sugnaa halkaas isaga baxeen.<br \/>\n\u201cLabo bilood ka hor ayaa ka dignay ka bixitaanka AMISOM ee deegaanadaas, saaka waabarigii waxaa halkaas weeraray Al-Shabaab, weyna la wareegeen\u201dayuu yiri C\/qaadir Siidii oo xusay in Ciidamada dowladda ee deegaanadaas ku sugnaa laga dilay afar askari.<br \/>\nSidoo kale C\/qaadir Siidii ayaa sheegay in ciidamo gurmad ah ay ku baxeen deegaanka, si ay dib ula wareegaan, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada ay ku dhow yihiin deegaanadaas.<br \/>\nSaraakiil ka tirsan Al-Shabaab ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Awdheegle iyo Mubaarak ay ku dileen ilaa 10-askari, ayna ku qabsadeen saddex gaadiidka dagaalka, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan in wali dagaalyahano afka u duuban ay ku sugan yihiin Awdheegle iyo Mubaarak.<br \/>\nCiidamada AMISOM oo dhowaan baneeyay fariisimihii deegaanadaas ayaa ku wareejiyay Ciidamo Soomaali ah, waxaana ka bixitaankooda ay ku sheegeen heshiis dhex maray iyaga iyo madaxda sare oo ku aadanaa in Ciidamada dowladda lagu wareejiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa gelinkii hore ee saaka la wareegay deegaanada Awdheegle iyo Mubaarak oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib dagaal culus oo halkaas ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in dagaalo xalay saqdii dhexe bilowday ay ilaa saaka waabarigii ka socdeen degmada Awdheegle iyo deegaanka Mubaarak, oo labadaba qiyaastii illaa 70KM dhanka galbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24508"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24510,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24508\/revisions\/24510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}