{"id":24480,"date":"2015-05-13T22:47:42","date_gmt":"2015-05-13T19:47:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24480"},"modified":"2015-05-13T23:18:54","modified_gmt":"2015-05-13T20:18:54","slug":"raggii-dilay-xilidhibaanad-saado-cali-oo-maanta-lagu-toogtey-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/raggii-dilay-xilidhibaanad-saado-cali-oo-maanta-lagu-toogtey-muqdisho\/","title":{"rendered":"Raggii Dilay Xilidhibaanad Saado Cali Oo Maanta Lagu Toogtey Muqdisho(DAAWO SAWIRADA)."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Darajada 1-Aad Ee\u00a0 Ciidamada Qalabka sida Ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukuno dil ah ku fulisey labo nin oo ka tirsanaa Al-shabaab Kuwaasoo dilal kala duwan ugeystay xildhibaano, saraakiil dowladeed iyo<br \/>\nshaqsiyaad kale.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa cadaymo iyo qiraalba ku heshay labadan nin oo horay u dilay xildhibaanada kala ah Ex. Xildhibaan Saado Cali Warsame, Ex Xildhibaan Sh Aadan Maxamed Cali Madeer, Ex Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd, waxay kaloo qirteen in ay dileen Axmed Odawaa Baale iyo Maxamed Axmed Maxamed oo kawada tirsanaa hay\u2019ada Nabad Sugidda Iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labadan nin ee xukunka maanta lagu fuliyey ayaa lagu kala magacaabaa Shucayb Ibraahim Mahdi oo 37 sano jir Ah iyo Faarax Cali Cabdi oo 30 sano jir ahaa, Waxaana Maanta Lagu Toogtay Fagaaraha Generaal Kaahiye Degmada Waabari Ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Dhamaadka sanadkii 2014 Ciidamada amaanka dowladda federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa\u00a0 koox ay horjoog u aheeyeen ragan\u00a0 laga soo qabtay xaafad ay ka soo qaadijireen dagaalada iyo weerarada Taasi Oo Ku Tiilay Degmada Madiino Ee Gobolka Banaadir Waxaana Soo Afjarmay Nolosha Dhagar Qabayaashaasi Ka Tirsanaa Kooxda UGUS.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24492\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo-150x150.jpg\" alt=\"toooo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24492\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo-150x150.jpg\" alt=\"toooo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/toooo-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/tooo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24491\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/tooo-150x150.jpg\" alt=\"tooo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/tooo-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/tooo-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24490\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too-150x150.jpg\" alt=\"Too\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24490\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too-150x150.jpg\" alt=\"Too\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Too-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Darajada 1-Aad Ee\u00a0 Ciidamada Qalabka sida Ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukuno dil ah ku fulisey labo nin oo ka tirsanaa Al-shabaab Kuwaasoo dilal kala duwan ugeystay xildhibaano, saraakiil dowladeed iyo shaqsiyaad kale. Maxkamada ayaa cadaymo iyo qiraalba ku heshay labadan nin oo horay u dilay xildhibaanada kala ah Ex. Xildhibaan Saado Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24489,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24480"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24494,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24480\/revisions\/24494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}