{"id":24426,"date":"2015-05-09T19:20:59","date_gmt":"2015-05-09T16:20:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24426"},"modified":"2015-05-09T19:20:59","modified_gmt":"2015-05-09T16:20:59","slug":"taliyayaasha-ciidanka-booliska-aslubta-ee-dhawaan-lamagacaabey-oo-maanta-xilkoodii-loo-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-aslubta-ee-dhawaan-lamagacaabey-oo-maanta-xilkoodii-loo-dhaariyey\/","title":{"rendered":"Taliyayaasha Ciidanka Booliska &#038; Aslubta Ee Dhawaan Lamagacaabey Oo Maanta Xilkoodii Loo Dhaariyey."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliska &amp; Aslubta cidanka Soomaaliya ee dhawaan la magacaabey ayaa maanta xilkodi loo dhaariyey, waxaana dhaartu ka dhacdey xafiiska Madaxweyhaha.<\/p>\n<p>aliyaha ciidanka Booliska ayaa loo dhariyey S\/Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamid, halka taliyaha ciidanka Asluubta loo dhaariyey S\/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)<br \/>\nTaliyeyaasha ayaa waxaa dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa u hambalyeeyay taliyeyaasha cusub, isagoo dhanka kalena kula dardaarmey inay sii labanlaabaan hawshii wanaagsaneyd ee ay horey u qabteen taliyeyaashii ka horeeyay, la lana yimaado qorshe amniga dalka lagu xoojinayo.<br \/>\nMunaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Cadaaladda Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) ,Wasiirka Amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed, saraakiil ka tirsan ciidammada iyo mas\u2019uuliyiin kale Waxaana Xilalka Taliyaasha ciidanka Booliska iyo Asluubta in muddo ah hayey kuwo kumeelgaar ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliska &amp; Aslubta cidanka Soomaaliya ee dhawaan la magacaabey ayaa maanta xilkodi loo dhaariyey, waxaana dhaartu ka dhacdey xafiiska Madaxweyhaha. aliyaha ciidanka Booliska ayaa loo dhariyey S\/Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamid, halka taliyaha ciidanka Asluubta loo dhaariyey S\/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) Taliyeyaasha ayaa waxaa dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24427,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24428,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24426\/revisions\/24428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}