{"id":24418,"date":"2015-05-09T17:44:54","date_gmt":"2015-05-09T14:44:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24418"},"modified":"2015-05-10T02:02:02","modified_gmt":"2015-05-09T23:02:02","slug":"kulan-loogu-hadlayey-horumarinta-degmada-kaxda-iyo-sida-ay-u-wajihi-laheyd-doorashooyinka-2016da-oo-lagu-qabtat-hotel-abaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/kulan-loogu-hadlayey-horumarinta-degmada-kaxda-iyo-sida-ay-u-wajihi-laheyd-doorashooyinka-2016da-oo-lagu-qabtat-hotel-abaadir\/","title":{"rendered":"Kulan Loogu Hadlayey Horumarinta Degmada Kaxda Iyo Sida Ay U Wajihi Laheyd Doorashooyinka 2016,ka Oo Lagu Qabtat Hotel Abaadir"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Kaxda.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Kaxda-150x150.jpeg\" alt=\"Kaxda\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Kaxda-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Kaxda-70x70.jpeg 70w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/Kaxda.jpeg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Kulankaani Oo Looga Hadlayey Horumarinta Degmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir Ayaa Maanta Waxa Uu Ka Dhacay Hotel Abaadir Oo Ku Yaala Isla Degmadaasi Waxaana Kulanka Ka Soo Qeyb Galay C\/Kaamil Sheikh Oo Ah Gudoomiyaha Degmada Kaxda Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir\u00a0 Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir,Odayaal Dhaqameydka Degmada,Ogaasyo,Culumaa&#8217;udiin,Urada Haweynka Degmada,Iyo Qeybaha Kale ee Bulshada Waxayna Dhamaan Soo Dhaweyeen Sida Maamulka Degmada Uu Hormarka UGu Tilaabsaday.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Munaasabadaani Ayaa Waxaa Lagu Soo Hadal Qaaday Dhismaha Waqdooyinka Degmada Kaxda,Dhameystirka Xarumaha Police,ka,Maxkamada Iyo Baalayaasha Nalalka Oo Haatanba Ay Bilowyihiin Iyadoona\u00a0Kullanka Ay Ka Hadleen Ugaas C\/qaadir,Nabadoon Max&#8217;ed Ismaaciil Waxayna Maamulka Gobolka Ay\u00a0 Ka Codsadeen In Uu Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan U Dhameystiro Xarumahaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Kaxda Ee Gobolka Banaadir Ayaa\u00a0 Balan Qaaday In Uu Dhamaan Arimahaasi Wax Ka Qabandoono Isaga Oo Sheegay In Uu U Kaashan Doono Hay&#8217;addo Caalami Ah Iyadoona Gaba Gabada Munaasabada Uu Ku Soo Afmeeray Gudoomiyaha Degmada Kaxda <strong>C\/Kaamil Sheekh<\/strong> Mashaariicda Degmada Laga fuliyey Iyo Kuwa U Dhiman Isagoona Dadka Deegaanka Ugu Baaqay In Ay Ka Qeyb Qaataan Horumarinta Iyo Amniga Degmada Kaxda .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaani Oo Looga Hadlayey Horumarinta Degmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir Ayaa Maanta Waxa Uu Ka Dhacay Hotel Abaadir Oo Ku Yaala Isla Degmadaasi Waxaana Kulanka Ka Soo Qeyb Galay C\/Kaamil Sheikh Oo Ah Gudoomiyaha Degmada Kaxda Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir\u00a0 Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir,Odayaal Dhaqameydka Degmada,Ogaasyo,Culumaa&#8217;udiin,Urada Haweynka Degmada,Iyo Qeybaha Kale ee Bulshada Waxayna Dhamaan Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24418"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24440,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24418\/revisions\/24440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}