{"id":24410,"date":"2015-05-07T22:23:50","date_gmt":"2015-05-07T19:23:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24410"},"modified":"2015-05-07T22:54:48","modified_gmt":"2015-05-07T19:54:48","slug":"musharax-xasan-maxed-nuur-qalaad-oo-kulamo-la-yeeshay-beelaha-iyo-qeybaha-kale-ee-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/musharax-xasan-maxed-nuur-qalaad-oo-kulamo-la-yeeshay-beelaha-iyo-qeybaha-kale-ee-bulshada\/","title":{"rendered":"Musharax Xasan Max&#8217;ed Nuur Qalaad Oo Kulamo La Yeeshay Beelaha Iyo Qeybaha Kale Ee Bulshada."},"content":{"rendered":"<p>Xasan Max&#8217;ed Nuur (Xasan Qalaad) Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta ugu Cad Cad Ee U Sharaxan Madaxtinimada Gobolada Dhexe Haatana Ku Sugan Magaalada Cadaado Ayaa Maanlmahanba\u00a0 Kulamo Kala Goono gooni Ah Waxa Uu La Yeelanayey Beelaha Ku Dhaqan Gobolada Dhexe Iyo Qeybaha Kale Ee Bulshada Halkaasi Dega Isagoona Kala Hadlayey Barnaamijyadiisa Siyaasadeed Ee La Xiriira Haddii Uu Ku Guuleysto Hogaaminta Maamulkaasi.<br \/>\nXasan Qalaad Ayaa Waxa Uu U Balan Qaaday Beelaha Uu Kulamada La yeeshay In U Hormar Iyo Amni Dhan Waliba AH Ka Sameyn Doono Gobolada Dhexe Isagoo Sheegay In Uu U Kaashan Doono Awooda Alle Iyo Shacabka Degan Halkaasi Waxuuna Intaasi raacay In Haatan Howlaha Uu Ku Guda Jiro Ay Marayaan Meelo Hagaagsan Natiijo Miro Dhal Ahna Uu Ka Filanayo In Uu Ku Guuleysto Madaxtinimada Gobolada Dhexe Ee Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Musharax Qalaad Ayaa Waxa Uu ka Mid yahay Musharaxiinta Ku Loolamaya In Ay Mar Un Hantaan Madaxtinimada Maamulka Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya Waxaana Jira Musharaxiin Kale Ee Halkaasi Haminaya Iyadoona Ay Magaalada Cadaado Ku Suganyihiin Musharaxiin badan Kuwaasoo Awaawulkooda laga dareemayao Dhamaan Magaalooyinka Ay Ka Koobantahay Goboladaasi Iyo Guud Ahaan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Max&#8217;ed Nuur (Xasan Qalaad) Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta ugu Cad Cad Ee U Sharaxan Madaxtinimada Gobolada Dhexe Haatana Ku Sugan Magaalada Cadaado Ayaa Maanlmahanba\u00a0 Kulamo Kala Goono gooni Ah Waxa Uu La Yeelanayey Beelaha Ku Dhaqan Gobolada Dhexe Iyo Qeybaha Kale Ee Bulshada Halkaasi Dega Isagoona Kala Hadlayey Barnaamijyadiisa Siyaasadeed Ee La Xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24412,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24410\/revisions\/24412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}