{"id":24366,"date":"2015-05-04T01:26:40","date_gmt":"2015-05-03T22:26:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24366"},"modified":"2015-05-04T01:57:04","modified_gmt":"2015-05-03T22:57:04","slug":"mid-ka-mid-ah-jufooyinka-beesha-ceyr-oo-eedeyn-dusha-kaga-tuuray-ugaas-xasan-ugaas-maxed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/mid-ka-mid-ah-jufooyinka-beesha-ceyr-oo-eedeyn-dusha-kaga-tuuray-ugaas-xasan-ugaas-maxed\/","title":{"rendered":"Mid Ka Mid Ah Jufooyinka Beesha Ceyr Oo Eedeyn Dusha Kaga Tuuray Ugaas Xasan Ugaas Max&#8217;ed."},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad si heer sare Loosoo Agaasimay oo Looga Golahaa Cabashao ku Aadan Beesha Yabadhaale ceyr oo kaga cabaneysa Walaalahooda Reer Tolweyne oo Duud siiyey Saamigii ay ku lahaayeen Maamul u sameynta G\/dhexe ayaa maanta ka Dhacday Hoteel Diplumatic ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Dhanka Siyaasada ee Beesha Yabadhaale Ceyr Max,uud Xuseen Tootoow\u00a0 ayaa ugu horeen ka hadlay munaasabada Waxa uuna Faafaahin ka bixiyey Kulankaan ey isugu yimaadeen beesha Yabadhaale Ceyr iyo Waxa ey ka Tabanayaan Walaalahooda kale ee Tolweyne Ceyr oo Siyaasada isku Kaliyeelay.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa isna Goobta ka hadlay oo khudbad dhinacyo badan taabayeysay ka jeediyey Gudoomiyaha\u00a0 dhaqanka beesha yabadhaale Ceyr\u00a0 Mudane C\/laahi Diiriye Saalax oo shaaca ka qaaday in Beesha Cayr ey ka hor istaageen Ka Qeyb qaadashada<\/p>\n<p>Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe oo uu sheehay in hadii ey Ka yabadhaale Ahaan yihiin ey iyagu Xubin Fir fircoon ka ahaayeen U xusul duubashada Dhisida maamuulka uu yeelanayo Mudug iyo Galgaduud<br \/>\nUgu dambeyntii Waxaa halkaasi ka hadlay Ugaaska\u00a0 Beesha Yabadhaale\u00a0 iyadoo lagu Aqriyey Baaq sheegaya inuu Jiro Khilaaf Xoogan oo ka Dhexeeya Beesha Ceyr Iyagoo u kala Qeybsan Tolweyne Ceyr iyo Yabadhaale ceyr kaas oo ka Dhashay Hab qeyb Siga Xubnaha Siyaasiga ee Beesha Saami ahaan u hesho Khilaafkaasi waxa uu soo Taxnaa ilaa Carto ilaa Baarlamanka Somalia ee manta Shaqeeya oo Xubnaha Siyaasada ey Wada\u00a0 Qaateen Beesha Tolweyne .<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06868.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24369\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06868-150x150.jpg\" alt=\"DSC06868\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06868-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06868-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC068711.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24370\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC068711-150x150.jpg\" alt=\"DSC06871\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC068711-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC068711-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06875.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24371\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06875-150x150.jpg\" alt=\"DSC06875\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06875-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06875-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06891.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-24372\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06891-150x150.jpg\" alt=\"DSC06891\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06891-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/DSC06891-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad si heer sare Loosoo Agaasimay oo Looga Golahaa Cabashao ku Aadan Beesha Yabadhaale ceyr oo kaga cabaneysa Walaalahooda Reer Tolweyne oo Duud siiyey Saamigii ay ku lahaayeen Maamul u sameynta G\/dhexe ayaa maanta ka Dhacday Hoteel Diplumatic ee Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Dhanka Siyaasada ee Beesha Yabadhaale Ceyr Max,uud Xuseen Tootoow\u00a0 ayaa ugu horeen ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24366"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24366\/revisions\/24375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}