{"id":24360,"date":"2015-05-03T00:49:42","date_gmt":"2015-05-02T21:49:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24360"},"modified":"2015-05-03T00:49:42","modified_gmt":"2015-05-02T21:49:42","slug":"qaraxyo-iyo-weerar-oo-ciidamada-amisom-lagula-eegtay-magaalada-marko","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/qaraxyo-iyo-weerar-oo-ciidamada-amisom-lagula-eegtay-magaalada-marko\/","title":{"rendered":"Qaraxyo Iyo Weerar Oo Ciidamada Amisom Lagula Eegtay Magaalada Marko"},"content":{"rendered":"<h1>Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo khasaara dhaliyay lala eegtay ciidamo katirsan AMISOM ee Halkaasi Ku Socdaalayay.<\/h1>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\nMiino dhulka lagu aasay ayaa bartamaha magaalada Marka kula qaraxday gaari booyad ah oo ay wateen ciidamada Burindi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida Ay Warsom.com U Xaqiijiyeen Goob joogayaal Waxa ay sheegeen in gaariga booyadda ah ee qaraxu qabsaday uu gebi ahaantiisba uu gubtay,Iyadoona daqiiqado kadib Bambaano nuuca gacanta laga tuura ah Lagu Weeraray ciidamo lugaynayay waxaana halkaasi ku Ka Dhashay Dhimasho Iyo Dhaawac.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in gaadiidka caafimaadka AMISOM ay goobta qaraxyadu ka dhaceen ka qaadeen dhaawacyo iyo meydad Dhanka Muqdisho.\n<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo khasaara dhaliyay lala eegtay ciidamo katirsan AMISOM ee Halkaasi Ku Socdaalayay. Miino dhulka lagu aasay ayaa bartamaha magaalada Marka kula qaraxday gaari booyad ah oo ay wateen ciidamada Burindi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya. Sida Ay Warsom.com U Xaqiijiyeen Goob joogayaal Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24361,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24360"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24362,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24360\/revisions\/24362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}