{"id":24356,"date":"2015-05-02T21:03:34","date_gmt":"2015-05-02T18:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=24356"},"modified":"2015-05-02T23:53:46","modified_gmt":"2015-05-02T20:53:46","slug":"maxkamada-ciidamada-qalabka-sidda-oo-%d9%92%d9%92xukun-ku-riday-eedeysanayaal-loo-heystay-dambiyo-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2015\/05\/maxkamada-ciidamada-qalabka-sidda-oo-%d9%92%d9%92xukun-ku-riday-eedeysanayaal-loo-heystay-dambiyo-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Maxkamada Ciidamada Qalabka Sidda Oo \u0652\u0652Xukun Ku Riday Eedeysanayaal Loo Heystay Dambiyo Kala Duwan."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada Darjada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta go\u2019aan ka gaartay sagaal eedeysano\u00a0oo iskugu jira Todobo ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo labo Askari oo ciidamada dowladda ah.<\/p>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Kaaliyaha Maxkamada Col. Xasan Cabdiraxmaan Aadan ayaa maxkamada ka hor akhriyey go\u2019aanka maxkamada iyo xukunada ay ku ridey Sagaalkan eedeysane, Kaaliyahu wuxuu sheegay in maxkamadu xukuno iskugu jira dil, Xabsi daa\u2019im iyo Xabsi sanado ah ku ridey Siddeed ka mid ah eedeysanayaasha halka eedeysanaha kale lagu waayey dambi maxkamaduna sii deysay.<\/p>\n<div class=\"other-ads\"><ins id=\"aswift_0_expand\"><\/ins><ins id=\"aswift_0_anchor\">\u00a0<\/ins><\/div>\n<p>Maxkamadu waxay diltoogasho ku xukuntay eedeysane Axmed Aweys Xasan, Waxay Xabsi daa\u2019im ku xukuntay Dable Mahad Axmed oo markii la xukumayey maqane ahaa, Maxkamadu waxay xabsi sanado isku mid ah ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah,\u00a0Cabdi Ibraahim Maxamed, Maxamed Maxamuud Xasan iyo\u00a0 Ciise Maxamuud Cali Jimcaale waxayna\u00a0ku xukuntay 10 sano oo xabsi ciidan ah midkiba.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabbdi Salaan Axmed Tifow , Cabdi Salal Maxamed Miidaan iyo Sheikh Cali Cismaan Shan-nin waxay maxkamadu ku xukuntay min Afar sano oo xabsi ciidan.<\/p>\n<p>Kaaliye Col Xasan wuxuu sheegay in xukunkan laga qaadan karo Rafcaan cidii aan ku qancin waxaana goobta isla wakhtiga xukunka Rafcaan ka qaatay go\u2019aanka Maxkamada Afar ka mid ah eedeysanayaasha la xukumay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Darjada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta go\u2019aan ka gaartay sagaal eedeysano\u00a0oo iskugu jira Todobo ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo labo Askari oo ciidamada dowladda ah. Kaaliyaha Maxkamada Col. Xasan Cabdiraxmaan Aadan ayaa maxkamada ka hor akhriyey go\u2019aanka maxkamada iyo xukunada ay ku ridey Sagaalkan eedeysane, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":24358,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-24356","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24356","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24356"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24356\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24357,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24356\/revisions\/24357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}